ALLA XAMAR CADE aa ...( 6 months ago by iluvxamar)
ALLA XAMAR CADE aa soo xasuustay ooo qarxaba ka noqday wax iska cadi allow soomali nabad ugu deeeq wayaha cusub go am ur fan soomaaalaay wax arka miyaad indhoolo noqoteen?????? alla nasiib xuminaaaa!!
What is this? ...( 6 months ago by jungles4eva)
What is this? Somali mafia?
meskin could u pls ...( 6 months ago by ahmedqas)
meskin could u pls stop calaling rest of da hees is ok but u i dont u know
hadalkaga ha ii ...( 5 months ago by iluvxamar)
hadalkaga ha ii qarin sharaf iyo qiimah ma leh qudha in a iska jaro misna qarash igu siiso caqligeebaa kaga qaataa kaga qoraa hadalkaga qofsa aa denbi galin!
sideen gowrac ugu ...( 5 months ago by iluvxamar)
sideen gowrac ugu quuuraa adiguba qaxar arag ku qamaar qarxiyoo ku cayaar qarashna jeebka gali!! qurafaadka kama helo qof qof dilo waa la dilaa balse qiiilba uma haayo umadaba in la qalo qabuuraha lagu daro!!! qiima leh sidan ciida daro!! caadi mahan! intaasd aa heska ugu jeclahay realityga ayuu ka hadlay lixle! somalau nabad
this song got good ...( 5 months ago by GalmudugHanolato)
this song got good vocal walahi i love all their songs waayaha cusub are very talented
wow i use to live ...( 5 months ago by yasinka5)
wow i use to live this place i cant believe they are showing my home i love kenya especially nairobi coz i was born in isiolo but came to nairobi when i was 2 years nai homu wangu jo thnx guys.but this girl falis is ruing everything she is naked every song everyone in the world can describe her ugly body uf somali pple should teach this trash something. i can imagine how her parents must be feelin now poor them teach her some lesson man damn it i hate her
haaa waan uquuraa ...( 5 months ago by muhsinosman)
Qaraxu waa danbi haddi marba ay shacab aan waxba galabsan wax ku noqonayaan oo aad ku galaafanaysid in uu qofku naftiisa ku qaarajiyo waa wax aysan diintu ogalayn waana wax dad diinta jahwareer galinaya ay keeneen.Dhalinyarada wayaha cusub waan u hambalyaynayaa dadaalka ay ugu jiraan in ay ku wacyi galiyaan dhalinyarada somaliyeed. Dhalinyarda somaliyeed waxaa laga rabaa in ay dantooda ayka hormariyaan danta dalka dalkuna wakhtigan uma baahna qarax ee wuxuu u baahan yahay nabad
this is very ...( 5 months ago by maingorod)
this is very positive msg wallahi thnks WC for ur contribution
wayaha cusu waa ...( 5 months ago by kajnan)
wayaha cusu waa illuminati, maxaa ka galey wixii is qarxinaayaa. kuwaan mareykan ayaa maskaxda ka xadey...
woow lixle qatar ...( 4 months ago by istar2008)
woow lixle qatar aad tehe .. sideen gowrac ugu quuuraa adiguba qaxar arag ku qamaar qarxiyoo ku cayaar qarashna jeebka gali!! qurafaadka kama helo qof qof dilo waa la dilaa balse qiiilba uma haayo umadaba in la qalo qabuuraha lagu daro!!! qiima leh sidan ciida daro
Lacagraadiska cusub ...( 4 months ago by amal519)
Lacagraadiska cusub maantana lacagtii ma qaraxay idinka gashay???? iyo maraykan inaad waxay rabaan ku heestaan??? intaan ku qamaarnaanu waliba mareykan ku jihaadaynaa, hadaanu awood uleenahay, haduu qof naftiisa ku qamaarayo idinkaa ku qamaaray, aaqiro iyo aduunba, saa heesaad udhawaashihii rabigiina kadoorateen, aduuna qiimo kama lihidiin hadaad mareykan daba dhilif u noqoteen, ilaahay ulaabta xigmadaa idinka guudhee.
fanka mooryaanta !( 3 months ago by inaguluyux)
fanka mooryaanta !
diinkan dhahaaya ...( 3 months ago by govinda8900)
diinkan dhahaaya diin aan u dagaalaynaa diinta maba la ogola inuu qofka is dilo waa dambi weyn qaraxana waa isdil marka dambi aad galaysaa waxaan u sheegaayaa dadkaan wa jihaadayna ku haaya hadaa jihaadaysaan maa qori la dhex aadaan markaas ayagaaba idin dilaayee
qoof donayo mujira ...( 2 months ago by unbwagableman1)
Mansha Allah thnx ...( 2 months ago by unbwagableman1)
Mansha Allah thnx bro i also hate her ugly body she is trash and teaching kids trash things
maye ma jiifi ...( 2 months ago by govinda8900)
maye ma jiifi lahayn waan la dagalami lahaa lkn inta bom isku soo xiro iskuma qarxiyeen ayadoo intaasoo dad ah la daaganyihiin. wax wax u dhimi kara ayaan samayn lahaa weerar sifiican u xanuujiya anigana aanan ku dhiman hadaad alle ii qorin waana la dagaalami lahaa intay ka dhamaanaayan lkn halmar oo aan isqarxiyay dhowr qof iyo intaasoo shacaba ay ku dhinteen markaas aniga ma faaiidin aakhiro iyo aduunba.
masha allah its a ...( 2 months ago by Princesstwisted)
masha allah its a good song and keep doing ur thing brothers and sister
nice song guys:)( 2 months ago by ahmedno)
nice song guys:)
Heestaan Doqon aan ...( 3 weeks ago by faisaNorway2008)
Heestaan Doqon aan waligiis wax fahmin Xataa waa fahmi karaa.Wayoo ma ahan hees caadi ah Amerikan Janno miyoow idiin gelin karaa ? Tan labaad Dadka Naftooda Qarxiyaan Sababta ey u suubiyaan miyaad Ogtihiin? Tansadaxaad 2 shilin maanta lagu siiyo oona biri wax ka heeyn.....Sidee ku awoodeen in aad Mujahidiintiina Alle dartiis u dagaala maayaan in aad af lagaadeysiin ? War Waaya cusub hadii aad wax fahmeysiin..... Sidaan isku dhaama ..:( Diintiina waa in ey istaagsanaataa booska 1aad.
shiine sxb dabada ...( 2 weeks ago by muufo80)
shiine sxb dabada ayaad ka fikirtay hadaad mooday ineey mujahidiinta ey isku qarxinayaan lacag daradeed nin dhimanaayo muxuu lacag kufalayaa halkee ayuuse ku isticmalayaa ileen asagii ayaaba dhimanoyee. waxkale sheek
It's interesting ...( 1 week ago by jungles4eva)
It's interesting how some of you raise the name of God and a curse word in the same sentence. INTERESSTING.
qof isqarxiyay ...( 3 days ago by govinda8900)
qof isqarxiyay mujaahid maahan dambi ayuua galay markaas. mujaahid waxaa la dhaha qof sidii dadka u dagaalami jireen u dagaalama lkn hadaad dad qarxisid ka fikir inta ka agdhow oo aan waxba galabsan oo muslim ah oo ku dhimanaysa. isqarxin meel ay diinta kaga jirto maba arkin. inaad is disho waa xaaraan ayaa diiinta ku jirta tanna waa isdil