Asad Aaden Haji Iyo Heestii Onkod iyo Dhibka Nolosha Aadmiga. Music by HashimYare Waa heestii ugu horeysay ee maamulka kulmis la dhaco oo inoo soo direy Asad Adan asaga oo isticmaalaayo mid ka mid ah Heesaha aan codka laheyd Insturmentals ee uu Garaacay HashimYare
Title: Asad Aaden Haji Onkod iyo dhibka nolosha aadamiga
Heeso Xul ah iyo Fanaanka Soo baxaayo ee Hamza Yare Iyo Laba hees oo kala ah Qaboojiye iyo Dabeylaha oo aan filaayo in Hasaan Adan Samater heesahaani hore u qaadey.