Mobile Version UPDATED!! Waan ka xunahay in xilibdheer Boga kulmis Update lagu sameyn, heeso cusubna lagu soo sa idin. Maalmaha soo socda waxaan xooga saari doona in an saxno cilado dhanka Mobile Versionka ah, si qof kasta ay ugu suurto gasho in kulmis heesaha ka dhageysto ayadoo la isticmaalayo mobile, sida iPhone, Windows Mobile ama Android, ka dibna waxaan soo gelin doonaa heeso cusub insha allah.
Waxaan ka cudurdaraneynaa cilad dhanka boga kulmis ilaa in muda ah heysatey taas oo ku saabsaneyd dhanka Paginationka ama meesha hoose ee bogaga kale ee kulmis ku dalbaneyso si aad heeso kale ama maqaalo kaleba u dhageysato ama u aqrisato taas oo ay ugu wacneyd cilad dhanka .htaccess ka ah. Ciladaad waa laga saarey. Thanks to Foodare, oo inoo soo gudbiyey ciladaas.
Waxaan dib u habeyn weyn ku sameynay Kulmis Media Player oo ku saleysnaa xspf. Waxan ku saacidiney qeybo si uu ula qabsado ActionScript 2. Waxyaabaha ugu muhiimsan oo aan ku darnay waxa ka mid ah.