Xulka Heesaha Qaboow 2009


«Xulka Heesaha Qaboow 2009» Views: 58297 | Posted by: admin | On: 2-07-2009, 04:13| Comments: 39 |
 (Votes #: 257)
|
Xulka Heesaha Qaboow ee kulmis Mix May 2009











Xulka Heesaha Qaboow ee kulmis Mix May 2009

Xulka Heesaha Qaboow 2009 -Abdirahman Koronto - Dawee nafteyda
Xulka Heesaha Qaboow 2009 - Ahmed Saalah - Leylo iyo Qeys
Xulka Heesaha Qaboow 2009 - Balmaxay
Xulka Heesaha Qaboow 2009 -????????Boqol - Kuu wabariistee
Xulka Heesaha Qaboow 2009 - Boqol Guunyo
Xulka Heesaha Qaboow 2009 - Cosob iyo caleen
Xulka Heesaha Qaboow 2009 - Dhahar
Xulka Heesaha Qaboow 2009 - Didi Naji- Waan Joogay
Xulka Heesaha Qaboow 2009 - Fista - Hanti - Remix
Xulka Heesaha Qaboow 2009 - Hoden
Xulka Heesaha Qaboow 2009 - Iskaliji Aduukoo Dhan
Xulka Heesaha Qaboow 2009 - Lagu guurihaa
Xulka Heesaha Qaboow 2009 - Mohamed Deco- Mudan
Xulka Heesaha Qaboow 2009 - Mustafa Karaama - Omane Jaceyl
Xulka Heesaha Qaboow 2009 - Qurux Dumar
Xulka Heesaha Qaboow 2009 - Sadaq Sayga - Jaceyl
Xulka Heesaha Qaboow 2009 - Sadaq Sayga - Maogtahay
Xulka Heesaha Qaboow 2009 - Super Khalid- GaCAL


Please Share «Xulka Heesaha Qaboow 2009» With Friends

Screenshots

prev next

  • Submited by: admin
  • Song/ Album: Title: Xulka Heesaha Qaboow 2009
  • Year:
  • Fanaan: Xulka Hesaha Qaboow
  • Category: Heeso
  • Link:

avatar

  • admin
  • Administrator
  • ICQ: --
  • Register: 2.10.2010
  • Posts: 22
  • Comment #1
  • 28 May 2009 16:09
You Must Register Before You Can View This Hide Text For Download.

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #2
  • 22 June 2009 08:14
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw waa hees aad umacaan koronto afkaaga caano lagu qabay waaaaaaaaaaaaaaaaw

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #3
  • 9 July 2009 21:37
caleeeeeeeeeeeeeeeeyk koronto sxb waxaan arkaa inaad tahay qof dhalin yar ah hadana degen marka loo fiiriyo dhalinta kale waxaana kuu ra jeeynayaa bro howl wacan & heeso wacaan runtii waan ka helay hestaan degenaan ta aad u qaaday & tembadaada wanaagsan thnks boss

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #4
  • 15 July 2009 14:00
adeer munkar balaaran ayaad waddaan haddii aadan joojinina waan xeraysnaa webkan yaa ahlu shar

avatar

  • qamarey_cadey
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #5
  • 20 July 2009 13:03
waa hees macaan alla daayo fanaaniinta somaaliyeed

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #6
  • 22 July 2009 19:01
waxaani waa khalade walaal joojiya ilaahay khayr haydinsiiye enshalah

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #7
  • 24 July 2009 13:51
walaal yaal waa idiin salaamay marka hore waxaa ku jirtaan waaqalad ee is kadhaaf waa i idiin tuugaahee ilaahle waxaa katuugtaa dibi dhaaf in sha alaah waxaa laga yaabaa inoo idiga cafoyo dibagaa ku jirteen ilaah wax dhibaayo mijiraan sidaa ogthiin ee ale haloo noqdo walaal yaal

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #8
  • 26 July 2009 09:24
ish calaa heeso masha Allah fanaaniinta somaliyeed Allah daayo
wink [b][/b]

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #9
  • 26 July 2009 17:47
fanka wax wanagsan mahan allah xagisa
laakin dadka maxey uhesaan is weydiin
kkkkkk
iska daa

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #10
  • 27 July 2009 07:46
alsha baabaka ayaga ayaaba dhiiga msulinka baneesay markaas ayuu fanaaninta soo maliyeed wax ka sheegaa fanaaninta waa qeeb kamid ah wacyigalinta

fanaan u qaaliyaa uamada somaliyeed waan kusalamay koronto sxb cod macaan ayaad leedahay masha allaah ee waxaan kacod sanaa in aad ugu aqli celiso dhalinta laalumiyay oo la baxayday al shayaadiin al yuhuud

fanka waa udhalasho eebo kusiiyay habeen lasakama qaadikaro

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #11
  • 27 July 2009 15:08
waxaa codeyay abdi boqol yaa axsan fanan
qarniya Digalada somali fananka uhaysta

avatar

  • Register: 23.05.2009
  • Posts: 26
  • Comment #12
  • 27 July 2009 18:49
mid ka mida alshabaab,
ABTIGIIS,


Sorry, laakin hadi aad bogaan u aragtaan munkar, waxaa haboon in aad ka fogaataan oo meelaha qeyrka in uu ku jiro aad u maleyneysiin booqataan.


Wabilaahi towfiiq.

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #13
  • 8 August 2009 08:45
ha caytamin ee qurunka faraha kala bax

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #14
  • 3 September 2009 06:53
QOF KASTA HALA JAHAADO HALKA UU KA SOO GAARO ALSHABAB OO AH AL SHAYDAAN WAA FARIIN DAD WEYNEU

waxaan ahaan jiray mid ka mid ah alshabab lakin waan ka baxay

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #15
  • 7 September 2009 16:31
war mesha mel shabab isku dagashio miyaa kkkkkkk

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #16
  • 21 September 2009 04:27
waw maxaa halka kadhacaaya
waxan doonayaa in an kubiiro fanaaninta da,ada yar
ee aqayaarey garab halaa igusiiyo
waxan doonayaa in aan kamid noqdo
fanaaninta somaliyed
waaa ilyas ali oo jooga muqdisho somalia
waxab dhamantiin idin leeyahay ciid wanaagsan
cidii doeysa in ay ila soo xirirto waxay
igala sooxiriiri kartaa
emailkan ilyaas224@hotmail.com
ama tel.0025215571655
aad ayaad umahadsan tahay

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #17
  • 7 October 2009 11:51
WAXAA DADKA USHEGAYA IN EY SIYAA DHALI YARADA DARAGIS MAANKA KA QADAYA ALSHABAB MARKA DIN & DARAGIS MEEL ISLAMA MARAN EE DHALI YARADA HA KA SO NOQDAAN KU WA HADA KA BANANE HA ISKA JIRAAN FARIINTA CULUMADA SOMALIYA

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #18
  • 9 October 2009 19:54
daweey naftaydoo daadihi qalbiga mohamed umaaaaaaaaaaaaaac baby i love u4ever

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #19
  • 14 October 2009 06:33
bonjour; chrs frres; je n' sais pas cri somlin! sorry!
mais j'aime beaucoup vos chansons!
good! merci <mariechambon@gmail.com<
babe chrs frrs!

hello! how do you!
bonjour les somalins chrs frres somalin!
ilove musciques somalia!

good ! le chansons gulled ahmed
j'aime esc chansons
il chanteur trs bien!

j'aime chantuer avec il lui!

love chansons de gulled ahmed!
mais j'aimerai le contacts!
please!
mais je suis frnaaise et somalins!

je suis en france et part fois je suis au maroc!
moi aussi chanteur!
en franais et un peu somalienne!
je suis un fille
je vouderai vous contacts!
amical!
my tlphoner 00212675391327< my skype sam chambon< my msn <mariechambon3@gmail.com<
merci encore mes frres

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #20
  • 15 October 2009 13:45
wow waxaas ayaa kaa heys ah sxb waxa tahay fanaan cod fiican lakain waxaan ku fiican in aan ku soo darto heesaha wadane ka ah walal in daas waa in ka dar daaran all fanaan

avatar

  • AMNI
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #21
  • 16 October 2009 22:32
love JACAYLKA wadban laha wadnaha kuqaban lahaa kalgacaylka [color=#CC0000][color=#CC0000]kobciban lahaa khaAlid cade iloveu mcn love feel [

Wooooow webkan kulmis jacaylka bulshada ayuu kobciyaa &lamana ha kala maqana wuu is xasuusiyaa wow shaqa wacan thnks

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #22
  • 22 October 2009 15:52
nimco dareen


waxaan ku jeclaaday nolashadhabtaha ayuu kahadlaa wabkaan
waa run sheegaha nolosha

avatar

  • rajkumaar
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #23
  • 27 October 2009 13:10
all fanaaniinta somaliyeed thnks

avatar

  • Nadar Nuurka
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #24
  • 31 October 2009 15:16
heesta caadi mahan alllaaaaaaaaa beeerka

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #25
  • 17 November 2009 10:54
asc wan kusalamaya cafimad kawaran sxb

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #26
  • 17 November 2009 20:06
cadi maha waleeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee dowlo reer karama

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #27
  • 22 November 2009 15:34
waxaa tahay wiil aad u degan una cod macaan laakin waxaan kugula talin lahaa codkaaga in aad u isticmaasho diinta alle alahana kaa madoobeeyo heesha alahana ku soo hanuuniyo walaale

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #28
  • 26 November 2009 08:28
wwwwwwwww keep going masha allah webkan cadi maha

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #29
  • 28 November 2009 11:39
asxan fanaaniin aad baan idiinku hanbalyeynayaa ciid wanaagsan

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #30
  • 7 December 2009 17:57
waxaan ini wediiye maxaad uga saarten asxaabta golaha sare ee kulmis shatki dadbadan aya hada ubahi qaba oo raba caroos iyo aniga aya ka mida inta ka faidestay hore inkasta oo aan ka guursan waxaan raba iniga oo iga raali ah marka hore waad ficnedeen lakiin hada daka kala bade ama calaf raba inte iska helayaan ma aqaano anu hada lakiin iniga yaan iniga war suga

so celoya abowe meshi lagu kulmi jire wal,aah kulmis

Information

Members of Guest cannot leave comments.
Navigation Menu
Top Songs
This section will help you to quickly find new songs that are to be published very soon.
Advertising