Kulmis Media » Heeso » Qeylodhaan

Listen song Qeylodhaan
Author
admin
Comments
Comments (9)
Views
Views: 7260
Date
19-12-2009, 18:44
Posted in: Heeso

Qeylodhaan

Hees Wadani ah oo magaceeda la yiraa Qeylodhaan ooloogu baroor diiqayo dadkii qaraxa lagula beegsaday hotel shaamow. 2009 oo ay ku wada heesaayaan fanaaninta Soomaaliyeed oo kala ah Nimco Yaasiin, Jooqle Shire, Xuseen Shire, Abdihakim Faryare, Abdirahman Sheikh, Amina Abdullahi Omar (Dhool) iyo Mohamoud Amoore.
Hees Wadani ah oo magaceeda la yiraa Qeylodhaan ooloogu baroor diiqayo dadkii qaraxa lagula beegsaday hotel shaamow. 2009

#1 By sharaf 30 December 2009 10:11
hi
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#2 By sauda 6 January 2010 12:57
asc
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#3 By abwaan 15 January 2010 19:23
as/c
» User Group: Members | Joined: 12.01.2010 | Posts: 0 | Comments: 9  
abwaan esse
#4 By axmed khayr 8 February 2010 11:25
aad baan oga xumahay
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#5 By Ismail Abdullahi Moalim 13 February 2010 07:12
Waad ku mahadsan tihiin adeega aad u heysaan bulshada dadaalkiina sii laba laaba.

Waad ugu mahadsan tihiin adeega aad u heysaan bulshada.

THANKS FOR YOUR GOOD SERVICES

Liters

Ismail Abdullahi Moalim,
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#6 By warsame 31 May 2010 08:46
[b]waad salaamantihiin bahda websaite kam kulmis marka xigta walaalayaal waxaan idinka codsaneynaa in aad website ka noosoo galisiin heesaha fanaanka weyn ee wadaniga ah ee cabdi shire jaamac jooqle waa codsi muhiim ah oo idinkaga yimid dhammaan bahda ku taxan websitkaa kulmis walaalayaal waan idinka sugeynaa heesaha jooqle oo dhammeystiran sida ugu dhaqsiyaha badan aad ayaadne umahadsantihiin dhammaantiin
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#7 By safwaan hallac 15 August 2010 07:30
hi wan idin salamaya bahda webka kulmis dhamaantiin meelkastood joogtaan waxaan idin leeyahay ramadaan kariim
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#8 By d.j. speed 12 February 2012 02:29
add ayaanaga helaa heesaha farsiya fiska add baan ujaclahay ilove you
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  
#9 By dahablow 1 March 2012 09:18
mahad sanidiin heesha wadaniga ah
» User Group: Guests | Joined: -- | Posts: 0 | Comments: 0  

Leave Your Comments

Name:
E-Mail:
Comments:
coming soon