Weli ma la yaabtey sababta Kamerada casriga ah ee aad soo gadatey in aysan kula dhaqdhaqaaqeyn ama wejigaada raaceyn.. Hadiise taas kuugu dhacdey ma is weydiisay in mesha cusnsirayd ku jirto maadaama qofka cadaanka ahi ay la dhaqdhaqeyso ama qofkaa cadaanka ahi wejigisa raaceyso..
Sidee jawaab celintaada noqon laheyd hadi adigoon fileyn gadal *****da lagaa jukeeyo, qofka gadaashaada socdana uu ku dhaaranaayo in aanusan jug ku siin.. Darbaaxo maa la dhici laheyd mise police-ka agtaada taagan awadeed ayaa u cafin laheyd?