Soo dejinta heesaha xulka ee 2009, faahfaahin sidii aad ku soo dejin laheyd ka fiiri boga Soo dejinta Heesaha Heesahaan si ad u soo dejiso, waa in aad marka hore iska diiwaan gelisaa boga kulmis. Hadii aqoon sida la iskaaga diiwan geliyo, ayeeyo caajisleey u yeero si ay kuu caawiso.. ;-)
Ku soo dhawada Qeybta dejinka Heesaha Kulmis. Sidii aad u soo dejin laheyd hee waa sahal, feker dheer ka dib waxaan sameynay heerka ugu wanaagsan oo aad ku soo dejin kartaan hees dhib la'aan. Kuna tijaabin laheyd in heesta ku qanciso intii aadan soo download gereyn ama soo dejin, Taas waxaa ku baaqan kara culeys fara badan oo kaaga imaanaaya webka kulmis xaga soo dejinta heesaha ee macaamiishiisa ka soo dejinaayaan serverka kulmis.