Dad fara badan waxa ay na soo weydiiyaan hadii ay suuro gal tahay in Kumis maqaal ay gelin karaan. Dabcan Gelinta maqaal waa sahal!. Kulmis Media waxa uu leeyahay siyaabo fara badan oo loo gelinkaro heeso, maqaalo, heeso qoran, sheekooyin , warar, tips, figrado ama video ama filin youtube ah ama heeso youtube ah. Raac fahfaahintaan kooban si ay kuugu suuro gasho in aad qeyb ka qaadato dadaalka kulmis Media ee Shacabka Somaliyed wax loogu qabanaayo.