Mobile Version UPDATED!! Waan ka xunahay in xilibdheer Boga kulmis Update lagu sameyn, heeso cusubna lagu soo sa idin. Maalmaha soo socda waxaan xooga saari doona in an saxno cilado dhanka Mobile Versionka ah, si qof kasta ay ugu suurto gasho in kulmis heesaha ka dhageysto ayadoo la isticmaalayo mobile, sida iPhone, Windows Mobile ama Android, ka dibna waxaan soo gelin doonaa heeso cusub insha allah.