Xulka Heesaha Cusub 2010 Part 5


«Xulka Heesaha Cusub 2010 Part 5» Views: 17155 | Posted by: admin | On: 6-06-2010, 10:19| Comments: 13 |
 (Votes #: 25)
|
Xulka Heesaha Cusub 2010 Part 5, Heeso Xul ah










Abdifataax Tahar- Katuun
Maxamed Aadan Himilo - diiriya
Qalbigaygu - Ahmed yasiin Aspro
Shamso & Mandela - Kaalay Huuno


Please Share «Xulka Heesaha Cusub 2010 Part 5» With Friends

Screenshots

prev next

  • Submited by: admin
  • Song/ Album: Title: Xulka Heesaha Cusub 2010 Part 5
  • Year: 2010
  • Fanaan: Xulka Hesaha Kulmis
  • Category: Heeso
  • Link:

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #1
  • 9 June 2010 12:39
can i dowload these songs pls the last one thanks

avatar

  • admin
  • Administrator
  • ICQ: --
  • Register: 2.10.2010
  • Posts: 22
  • Comment #2
  • 9 June 2010 13:01
Yes, You can download this song or all other songs for free. For more info click this Link

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #3
  • 21 June 2010 13:03
waxaa mahad leh marka hore kulmis intaas ka bacdi waxaa aan si toos ah dhiirida u saari lahaa heesaha o si aan caadi aheen ii qanciyey waxaa aan ina dhahaa mar 2 thankz
shamso &mandela kaalay huuno marka ay lay dhaho ayaa lay i qaadaa hawada sare

avatar

  • hdshshshs
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #4
  • 6 July 2010 09:29
usndsj jsnsjs jsnss

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #5
  • 1 August 2010 16:17
waaaaaaaaaaaaaw waxan u mahad celinayaa marka hore shabakada kulmis ee nogu tala gashay hesaha macan ee siana cadiga u aheen waxan idin lenahay shaqo wacan hesahan aad hada nagu so dhawesen ina mar walbo nogu so dhawesaan hesaha calamka ugu macan ee jacelak iyo isgu jiraan amantaba ka gudub waxaa kalo halakan ka salamayaa abdi fitax iyo diiriye waxan dhahayaa waa hanad yare wn idin tagersanahay wlcm gacmo furan kuwan iyo kuwa kamacan ayaan idin ku ogahay ??

thanks 2

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #6
  • 6 August 2010 08:38
sorey waaxaan halkan kala hadlayaa dhalinta aadka u xiisaysa fanka fanku inuu yahay war kala qaadashada wacyiga taagan ee aanu ahayn meda daalo keliya uuna ubaahanyahay dardar gelin heerka hadba lamaraayo waayo kuwii dhidiba u aasay ayaa maanta weli aan wax bedela hayn midhadh yar mooyee waxan qoray heeso noqon lahaa marka loo helo sidaan ugu tala galay kolka loo qaado hees aan hore lo qaadin la isugu dubba ridin oo kow ka marag ka caysa dhaqankena yaan u dhiibaa ma soomaalaay sideen ugu dul kaajaa ka yaree kuheesay ayaan udhiibi waar xad haloyeelo oo hala gubo kuwan fanka rifaaya waad mahadsantiin

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #7
  • 8 August 2010 17:37
asc dhamaan asxaabta kulmiye heeso macan music cidi cod hayso loo diyarshey wwwwwww cool hesahina macan ban ka heley madama heeso kale ka maqan yihiin wan idinka sugaynaa kuwaasne insha alah ramadan kariim all muslimiinta meel walba aad joogteen kuli sana dayib wink

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #8
  • 17 August 2010 23:45
asc dhamaan bahda webka kulmis media iyo asxaabta dhamaan ku xiran webkan waxaan si gaar ah u salaamayaa farasmo yaqaanka noo soo diyaarsha heesaha ee mar walba inoo soo bandhiga heeso aad u macaan oo ah kuwa laabta iyo qalbiga jiidanaya hadan nahay bahda jaceeelka qarniga waxaan leenahay halkaa ka sii wada waxaan si aad idiinkaga sugayaa musi tuman oo cod u bahan

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #9
  • 20 August 2010 15:13
holla.

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #10
  • 15 September 2010 15:54
salaan iyo caafimaad ka dib waad mahadsan yihiin shabkada kulmis.com laakin dhaliil ayaan idiin hayaa taas oo ah in ay idinka dhiman tahay habeynta heesahah

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #11
  • 20 September 2010 18:44
thanks kulmis aad baan idin salamayaa bahwaynta kulmis

aad baan idiin salamayaa daa dihiyaasha kulmis mahad sanidin

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #12
  • 12 November 2010 07:56


waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw thaks kulmis.com

waagsan tihiin camal ka sii wada meeshaas shaqada wacan


kuna soo dara heesihii hore qaraamiga ahaa

fan waa fankii hore dadna waa dadkii hore thks all

by jiiiiiiiiiiiiiiinooooooooooooow

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #13
  • 12 December 2010 08:53
idont under stand this shit wat ever they coll but same good shit u know wat i.mean \ am just kiding u know am buru somali an ilike somali music since 2007 that was my fast time i relise somali music and it make since so hal u boy kamal u wat mean

Add Comments

Only members can leave a comment about the song or write a review on it. Dadka iska diiwan geliyey oo klaiya ayaa faalo ka bixin kara oo kaliya. Hadii adan iska diiwan gelin riix halkaan si aad iskaaga diiwan gelisaa

Navigation Menu
Top Songs
This section will help you to quickly find new songs that are to be published very soon.
Advertising