Markii hore heesaha dadka aqoonta sare u leh ayay u suurto geli jirtey in ay soo dejiyaan, laakin hada qof kasta ayaa soo dejin kara! Waxa kaliya oo u baahan tahay in aad Mouseka dhanka ama badanka bidix ku riixdid heesta aad rabtid, waxana kuu soo baxaysa shaashad yar oo aad ka hagi kartid heesta ama heesaha. Riix meesha ay ku qoran tahay Download this Track, kadib save, Heesaha oo dhan sidaas ayaa ku soo dejin kartaa!
Heesaha kulmis gebi ahaan ma laha astaan xayeysiin, inkasta oo ay ku jiran heeso badan oo Qaas ahaan kulmis ay Fanaaninta Soomaliyeed hibo ahaan ugu soo direen.
Asxaabtaada u sheeg in Kulmis heesaha oo dhan si bilaash ah looga soo dejin karo!
Please Share «Heesaha oo dhan waa la soo dejin Karaa!» With Friends