Somali Instrumentals Part 9 By HashimYare


«Somali Instrumentals Part 9 By HashimYare» Views: 22246 | Posted by: HashimYare | On: 22-02-2010, 12:13| Comments: 49 |
 (Votes #: 47)
|
Somali Instrumentals Part 9 By HashimYare.








Afar iyo tobonaad
Hillac
Hooyo
Ila Qeybso
Shuxaan
Suuban


Please Share «Somali Instrumentals Part 9 By HashimYare» With Friends

Screenshots

prev next

  • Submited by: HashimYare
  • Song/ Album: Title: Somali Instrumentals Part 9 By HashimYare
  • Year: 2010
  • Fanaan: HashimYare
  • Category: Instrumentals
  • Link:

avatar

  • Register: 9.09.2009
  • Posts: 6
  • Comment #1
  • 22 February 2010 13:22
musikada La Qeybso codka ayaan ka saaray, most of you probly asking how is that possible? it's possible, listen to it, you can hear lafoole's voice a little bit, but no one will notice when you are singing on it, enjoy it.

avatar

  • Dajiye
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #2
  • 22 February 2010 19:01
Bro thnks for ur wonderful job
I really appreciate it..
I have been waiting the 9th part for a while..........

avatar

  • Register: 9.09.2009
  • Posts: 6
  • Comment #3
  • 23 February 2010 02:07
no problem bro.

avatar

  • coday
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #4
  • 24 February 2010 03:42
waw haashim bro waxaad qabatay shaqo fiican ma u malaynaysaa musikadaada inaan wadan dhan ku haysto aan ugu ahay fanaan sxb teeda kale hadaa ayaan soo wadaa heeso aan ka record gareeyay musikadaada anigoo sheegayaa muusikadana inaad adigu tuntay laakiin sxb waxaan kaa codsanayaa inaad bal maxay indhuhu kaa eegayaan aaad iyadana codka ka saarto wallalo oo aad noo soo galiso adiguna aad noo soo tunto heesta inaan wali ku jecelahay ee aad cabdi samed xadi u tuntay thnks alot bro

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #5
  • 24 February 2010 16:55
harshim yare i like what u doing bro. your music is so kooo bro and thanks fr the great work you doing bro i would like the song of Gulled Ahmed bal maxay indhuhu kaa eegayaan. thkxzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz bro

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #6
  • 24 February 2010 18:41
wow brother you the best beat maker i love ur new beat the number 4 beat and 3 brother get us more plz thank you and we love ur instrumentals so much

but brother i real want gulled ahmed instrumentals plz brother do 3 of his instrumentals i sing somali song i use ur instrumentals u know so plz do that for me and i want sing at weddin that is why i'm asked u to do for me only send me on my eamil is mursalmohamed80@yahoo.com thank you brother

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #7
  • 25 February 2010 15:32
thnks HAASHIM sxb aniga waxan ku noolahay dalka south africa --runtii muusiga aad soo garaacday wax wayn ayuu noo qabtay maxa yeelay---aroosyada anaga oo kaliya ayaa ka qaadna oo fanaan looma baahna marka waan kaaga mahadcelinayaa sxb qali ah---
sidaa iyo si ka fiican usoo garaac musika halkan ayaan ka heli kara---kolay e-mailka halkan kuso qoran aniga iska leh halkas waan jeclaan laha inaan kuwada xariirno
[color=#330033][/color]

avatar

  • Register: 9.09.2009
  • Posts: 6
  • Comment #8
  • 26 February 2010 16:57
waad salaamantihiin dhamaan, waana ku mahadsantihiin for the good comments, this victory really belongs to the webmaster of www.kulmis.com for letting us upload and share the instruments with our friends and family around the world, Thank You.

Aweys yare ii waran sxb..... heesta Gulled Ahmed bal maxay indhuhu kaa eegayaan hadaad heysid asagoo mp3 e-mailka iigu soo dir, Hashim60070@gmail.com.

avatar

  • nasiib
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #9
  • 28 February 2010 13:32
heesta hilaac yaqaaday xagee sa laga helikaa miraheeda?

avatar

  • Register: 9.09.2009
  • Posts: 6
  • Comment #10
  • 28 February 2010 21:51
heesta hilaac waxaan umaleeyna inuu leeyahay Hassan Aden Samatar.

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #11
  • 1 March 2010 22:52
yo hashim yare iz me Aweyz yare i send the songs. bro thaxz fr everything

avatar

  • Register: 9.09.2009
  • Posts: 6
  • Comment #12
  • 5 March 2010 09:06
yeah no problem bro, i received the song, hopefully i will start working on it later today or tommorow insha'allah.

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #13
  • 5 March 2010 15:25
thanx bro fr everything and i would like Hassan adan new song: qalbi if u can help me out bro.

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #14
  • 7 March 2010 09:24
Brother waxa ranbay hesta koowaad qofka ku luuqeya marka aytahay caadigeyda

Hello !
Brother thanks for everything.

I would like Gulled Ahmed 's new song: Sool if u can help me out brother

Hanad Yare :

avatar

  • bashi
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #15
  • 7 March 2010 12:46
waan ku salaamay sxb. Salaan kidib waxaan rabaa inaan ku weydiyo musik adiga madaxaada ka keentay ma tumikartaa oo ku saleesnen heesa hori lootumay. camal heesa ayaan qoraa laxankana anaa saarankaro, hadii aan kuu soo diro heesta oo lugu luqey oo ah cod un musig ma u tumi kartaa.

thx

avatar

  • Register: 12.01.2010
  • Posts: 0
  • Comment #16
  • 9 March 2010 01:38
haashim waa ku salaamay aad ayaan kuu salaamayaa aad ayaan muusigaaga uga helay waana muusig qabow oo naxariis leh hadda ka horna waxaa ila kaa hadalsiiyay Abukar ee Nairobi jooga nasiib wanaagsan ayaan ku leeyahay.

avatar

  • Register: 9.09.2009
  • Posts: 6
  • Comment #17
  • 9 March 2010 05:02
Abwaan esse waan ku salaamay, waan ku xasuusta sxb, mar hore aa niskeeyn dambeeysay, sxb heesaha aad ii soo qortay masha'allah waaye, laakin laxan weli lama saarin, insha'allah hadaan dhameeyno anaa kula soo socodsiinayo, kusoo dhawow www.kulmis.com sxb.

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #18
  • 12 March 2010 21:17
marka hore waan ku salaamay bro, bro mida koowaad waxaan ubahanahay heeso oo cod
laheen oo xul ah bro mp3 cml mida labaad waan kaga mahad celinayaa heesahaada macaan bro thanks haashim

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #19
  • 13 March 2010 12:52
saaxib wan ku salaamay sxb inaba caadi ma,ahan music waana kugu hambalyeynaya sida wanagsan aad u garacday balse waxan kacodsanayaa heesahan musigooda oo ah heesta c/nasiir macalin looli heesta kale wa cabaadhyaha heesta kale waa tahlil wardheer heesta kale tahliil jeegadan u aala maxamed suleban heesta isguhaadshe & heesta kale nastexo sxb bal hada intaas baan kaa codsaday aadna waan kusalaamaya waa inoo markale insha allaahu halkaadana kawad dadaalkada waanu kugu taageryaa saaxiib.

avatar

  • fahad-norway
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #20
  • 14 March 2010 10:22
salaan sare saaxiib waxaan dhagaystay suuban --waan u malaynayaa tempo da beat ayaa deg deg ku jiraa kaaga waxaau malaynayaa qiyaastii waa 116. markaa ku tijaabi 110.. si marakaad garaacayso WAQTI U HESHID BB B AG AA A G F# G F# E .

INSTRUMENYADA AAD DOORATEY WEY FIICAN YIHIIN AAD IYO AAD
fahad

avatar

  • nuur
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #21
  • 17 March 2010 15:29
saxb marka hore waan kusalaamaa saxb marka xigto waxaan maqlay hesaha xulka ah saxb waxaan ubahanahay heso ooah musik ah mb3 oo ah saxb waad mahadsantahay

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #22
  • 23 March 2010 06:04
dhamaan wan idin salaamay asxaabta xiiseesa fanka igo suuganta aniga waxaan jeclahay in aan fanaan noqdo waxaan meeshaan iiga muuqdo fanaankastoo aan u baahdo in aan ka helaayo iyo music aan cod laheeyn si aan ugu barto habka fanaanimo

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #23
  • 25 March 2010 19:08
saxiib haashim waad ku mahadsan tahay musica aad iyo aad lakiin waxaa kusoo dartaa ama soo raacisaa fanaaka qaaday heesta pls oona soo kali haburburinin wacadka oo music ah

avatar

  • fahad-norway
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #24
  • 27 March 2010 14:14
HASHIM-YARE SAAXIIB WAA KU SALAAMA .MA AQRIDEY COMMENT KII HORE KU SAABSANAA HEESTA SUUBAN FIIRI --JAWAAB AAN SUGAA..


BYE
FAHAD

avatar

  • Register: 9.09.2009
  • Posts: 6
  • Comment #25
  • 31 March 2010 02:21
salaam aleykum fahad-norway, sxb waan ku salaamay, heesta suuban waa fox beat, ma'ahan samba, fox beat kana manoqon karo 116 iyo 110 wax u dhow, tempoda aan ku garaacay suuban waa 180, waana runtaa xoogaa waa deg deg, laakin waxaan ugu talagalay in lagu cayaaro, hadaad doontid tempoda waad yareeysan kartaa ee program yaal badan aa jiro oo tempoda lagu badalan karo like ( dj twist and burn ) ama ( Cubase ).

avatar

  • Register: 12.01.2010
  • Posts: 0
  • Comment #26
  • 5 April 2010 03:07
Bro Haashim Waxaan kuu soo dirayaa hees aan arabo inaad ii garaacdo oo laxamysan iyo kuwa kaloo laxameysan oo adiga aan kuugu tala galay insha allaah Emailka aan kuu soo dhigayaa.

Abwaan Abdimudalib Esse

avatar

  • Fahad-norway
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #27
  • 7 April 2010 06:49
[color=#CC0000][/color]Haashim salaamu calaykum. aad ayaan ku salaamayaa
waan n fahmay i agree with you--drumkit keyboardka ayaan u malaynaayey iyo guitar-
adiga qalab casri ah ayaa tumaysaa----halkaas ka wad saaxiib

bye FAHAD

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #28
  • 14 April 2010 14:55
asc all thxxks music plz noo soo badiya aan iska bashaalnee

haashim mahadsanid bro (Y)(Y)(Y) aa aan kaag mahad calinaa sida wanaag san ee aad noogu soo bandhigtay xirfadaad, adiga iyo asxaabta oo dhan waxaan idin leeyahay.

mahad sanidiin (F)(F)(F)(Y)

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #29
  • 16 April 2010 00:03
brother i know people want more instrumentals but brother i'm real askin u to make Gulled Ahmed instrumentals because many people like his song u know

n brother i can't wait part 10 n 11 u know

hell brother can make ali najib instrumentals brother plz don't get me i know is too much for you but i'm just trying to be a somali famous u know.

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #30
  • 16 April 2010 10:59
waw waw waw Maasha Allah farha aa la kaa tufi don't worry bro Isha Aadn Aayat aan kaaga oodi and I never saw any baddy play music and enjoy with other music faan in North America but keep on doing n never stop in tiil weels falls off Dj Haashim U R #1

Add Comments

Only members can leave a comment about the song or write a review on it. Dadka iska diiwan geliyey oo klaiya ayaa faalo ka bixin kara oo kaliya. Hadii adan iska diiwan gelin riix halkaan si aad iskaaga diiwan gelisaa

Navigation Menu
Top Songs
This section will help you to quickly find new songs that are to be published very soon.
Advertising