Kulmis Media Player oo dib loo habeeyey


«Kulmis Media Player oo dib loo habeeyey» Views: 5481 | Posted by: admin | On: 18-12-2009, 11:31| Comments: 4 | |
Waxaan dib u habeyn weyn ku sameynay Kulmis Media Player oo ku saleysnaa xspf. Waxan ku saacidiney qeybo si uu ula qabsado ActionScript 2. Waxyaabaha ugu muhiimsan oo aan ku darnay waxa ka mid ah.



1 In heesta hore iyo gadaalba aad u wedi karto, tusaale hadi aad heesta qeybteda ugu danbeyso dhageysaneyso ama aad gadaal ugu soo celineysaba. Riix meesha Loading ee heesta iska buuxineyso ama heesta magaceeda ku yaal .. riix meeshii aad rabto in heestya ka sii socoto.

2 Heesta inta daqiiqo oo ay soconeyso ama u harsan. Riix mesha ay Socodka daqiiqadaha ku yaal si aad u doorato inta ay sii soconeyso ama aad u ogaato in daqiiqo ama seken ee kuu harsan

3 In aad hees qur ah ku soo cel celin karto. Tusale waxaa ka heshay album hees qur ah oo aad jeceshahy in aad mar kasta dhageysato.

4 In aad gebi ahaan heesaha oo dhan ku soo cel celin karto. (Meesha ugu hooseysa)

5 Waxaan bedelnay muuqaalka gebi ahaan, farta heesahana si wanaagsan ayaa loo aqrin karaaa.

6 Hadii aad leedahay mobile internet leh, kulmis waxa uu leeyahay qeyb qaas ah oo loogu talo galay asxaabka mobilada casriga ah heesato, flash playerkaana si haboon oo cilad la'aan ah ayaad ugu dhageysan kartaa heesaha.

Iyo celad biximo kale oo yar yar.

Madia Playerka kulmis waxa uu u qeybsamaa laba qeybood, Player Normal iyo Player with a download option.


Please Share «Kulmis Media Player oo dib loo habeeyey» With Friends

Screenshots

prev next

  • Submited by: admin
  • Song/ Album: Title: Kulmis Media Player oo dib loo habeeyey
  • Year:
  • Fanaan:
  • Category: Info
  • Link:

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #1
  • 13 January 2010 17:53
www wanka helay hestaan caadi ma ahan

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #2
  • 25 April 2010 21:05
waan is dii wqan galiyay waxaan rabaa in in music qaato marka iima qaadmayo sideebaan ku qadan karaa taloow

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #3
  • 7 July 2010 15:50
marka hore waxaa sln qaali ah udirayaa haashim yare oo ah muusakiisataha ween ee laga dawo dhacay thanks hada waxaan filayaa saan inaan isku diwaaan galiyey

avatar

  • aden
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #4
  • 1 October 2011 03:21
Tanks every nary awanw say every thing is easier

Add Comments

Only members can leave a comment about the song or write a review on it. Dadka iska diiwan geliyey oo klaiya ayaa faalo ka bixin kara oo kaliya. Hadii adan iska diiwan gelin riix halkaan si aad iskaaga diiwan gelisaa

Navigation Menu
Top Songs
This section will help you to quickly find new songs that are to be published very soon.
Advertising