Xulka Heesaha Abdulqadir Juba (jubba 2009) Heeso ay ka mid yihiin Canab - Xilaheyga iyo Muna. Heeso kale oo fanaanka weyn ee Juba qaado .. mar dhow ayaan soo gelin doona, insha allah!
Waxaan dib u habeyn weyn ku sameynay Kulmis Media Player oo ku saleysnaa xspf. Waxan ku saacidiney qeybo si uu ula qabsado ActionScript 2. Waxyaabaha ugu muhiimsan oo aan ku darnay waxa ka mid ah.