Xulka Heesaha Farxiyo Fiska - Farhia Fiska » Kulmis Media

Xulka Heesaha Farxiyo Fiska - Farhia Fiska


«Xulka Heesaha Farxiyo Fiska - Farhia Fiska» Views: 100300 | Posted by: admin | On: 21-11-2009, 15:22| Comments: 38 |
 (Votes #: 247)
|









Xulka Farxiya Fiska? ? Ana Laanta Ubaxa
Xulka Farxiya Fiska? ? Aroos
Xulka Farxiya Fiska? ? Balqabso
Xulka Farxiya Fiska? ? Cidla Heygu Baylin
Xulka Farxiya Fiska? ? Duul Wada Dhashey
Xulka Farxiya Fiska? ? Gabal Daye
Xulka Farxiya Fiska? ? Hanti
Xulka Farxiya Fiska? ? Ixtiraama
Xulka Farxiya Fiska? ? Jihadeyda Soo Eeg


Please Share «Xulka Heesaha Farxiyo Fiska - Farhia Fiska» With Friends

Screenshots

prev next

  • Submited by: admin
  • Song/ Album: Title: Xulka Heesaha Farxiyo Fiska - Farhia Fiska
  • Year:
  • Fanaan: Fiska
  • Category: Heeso
  • Link:

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #1
  • 22 November 2009 06:05
(`*•.(`*•..•*).•*)
« •.*I Love You fiska*•»
(.•*(.•*`*•.)`*•.)

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #2
  • 23 November 2009 03:57
maaansha alaaah farxiya fiska caadi ma tihid ilaahay ha iska kaa daayo nice song i love u

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #3
  • 23 November 2009 12:35
abaayo macaaan farxiya fiska waan ku jeclahay codkaaga wacan

avatar

  • haji
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #4
  • 29 November 2009 07:16
fatxiya fiska adaan lanta ubaxa kuu luluayaa kk

avatar

  • Register: 5.12.2009
  • Posts: 0
  • Comment #5
  • 5 December 2009 10:19
how do you download the heeso???????????
please need help. no

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #6
  • 5 December 2009 14:55
farxiya fiska iyo abdi holland heestiinu xasuus gaara ayay ii leedahay gabadhaan jeeclaa ayaan saacadaa aan dhagaysanayay oo aan isha ku hayay ilove you hodan haboon

fellow qofkaan dunida ujeclaa ayaa heesta iladhagaysanaysa dee tana waan isguursanaynaa soo duceeyaa dhamaan umadda soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan madhisnaa aroos iyo aqal aynu leenahay hodaneey macaan

avatar

  • Register: 23.05.2009
  • Posts: 26
  • Comment #7
  • 5 December 2009 16:12
qofkaan dunida ujeclaa ayaa heesta iladhagaysanaysa dee tana waan isguursanaynaa soo duceeyaa dhamaan umadda soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan madhisnaa aroos iyo aqal aynu leenahay hodaneey macaan,

Insha alaah waad is guursan doontid.. guuriina guur lagu dego Ilaah ha ka dhigo fellow

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #8
  • 6 December 2009 17:39
saxaiibayaaloow soo duceeyaa naag ayaan rabaa inaan guursado

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #9
  • 14 December 2009 07:35
salaamo clkm all soomaaliya poeple aniga aad iyo aad ayaa ugu dambeeyaa fanaanadeen oo qaaliga ah farxiya fiska qurux iyo cod oo ilaaheey siiyay masha alaah

farxiyo cadeey i love u baby

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #10
  • 14 December 2009 08:04
runtii farxiyo waan u riyaaqay haddaan si kale u iraahdana waxaan oran karayaa waa fannaanad xiise iigu yeeshay fanka haatan aniguna waxaan ahay abwaan dhalinyar aad ayaana u taageeraa farxiyo runtii waan jeclahay farxiyo waxaana leeyahay mahadsanid waad u qalantaa in lagu ammaano muuqaalkaaguna soo jiidasho ayuu leeyahay waan kuu codeeyey abaayo

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #11
  • 14 December 2009 18:51
mashallah farxiya fiska has got a voice sooo does abdi holland brappppp :)

(`*•.(`*•..•*).•*)
« •.*I Love You fiska*•»
(.•*(.•*`*•.)`*•.)

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #12
  • 20 December 2009 13:47
www aniga farxiya codkeeda wan jeclahay ilaahay ha iska daayo waa gabar cod macaan waxaan ku rajaynayaa farxiyo in ilaahay ku siyaadsho adiga iyo faniinta somaliyeedba thanks dear

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #13
  • 22 December 2009 14:30
waxaa leey dha haaa hussein real abokor qoslaay emailka waayo hore ayaa iigu danbaysay hadda heeso macan ayaa ka dhagaysanaya waxaan baafinaya gabar aan jeclan jiray oo la dhoho nimco wabsite keyga nah waa www.abokor.8m.com

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #14
  • 23 December 2009 07:00
waad cod macaan tahanay lkn heesahaaga kuli waa copy wana ceeb hees dad leeyahay inaad qaado laga yaabo dadkii lahaa heesaha qaarkood ineey dhinteen qaarna noolyihiin oo ay kugu qabsadaanka sorry abwaanada u tag oo heeso ii sameeya ku dhehxitaa aniga waad ii imaan kartaa si an heeso kugu sameeyo

avatar

  • riin
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #15
  • 26 December 2009 04:24
farxiya fiska ilove u xayati


avatar

  • Register: 30.12.2009
  • Posts: 0
  • Comment #16
  • 30 December 2009 21:02
This is a very bad page they dont allow you to download some of the good songs...

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #17
  • 31 December 2009 11:55
asc slaan kadib farho fiska i love you dear codkaaga waa ka helaa noo low aan ku leeyahay

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #18
  • 1 January 2010 12:39
[h

avatar

  • Register: 4.01.2010
  • Posts: 0
  • Comment #19
  • 4 January 2010 09:31
nice

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #20
  • 9 January 2010 15:49
Hi farixaa qaali waxaad tahay gabar aan si xaqiiqa u jeclahay waxaan kaa cod sanlahaa inaan wada xiriirno idinkana sxbayaal iigu soo duceeya inaan yartaan helo anigaa farxad kale siinaya

avatar

  • cali
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #21
  • 10 January 2010 21:49
waxaan rabaa nimco dareey

avatar

  • Register: 12.01.2010
  • Posts: 0
  • Comment #22
  • 12 January 2010 21:28
Caadi Maaha fiska Balse Nimca Dareen waa fanaanad sare oo xiiseeyo

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #23
  • 21 January 2010 09:52
Farxiya fiska and abdi Hollan Heestaan Xasuus ayeey ii tahay Maasha allha waaye I like it wlhii love

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #24
  • 22 January 2010 14:08
farxiyo dareen wacan gurudsamo iyo barwaaqo ku noloow meelwalbo aad joogto viva abaayadiisa

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #25
  • 23 January 2010 13:13
farxiyo walaal mcn waxaan kaa codsanayaa hees ku saabsan nabsi jaceyl iyo nabar aan goin inaad ku laxameysid sidee u aragtaa
heestaan aan kuu soo qoraayo wainaad ku laxaweysaa adiga iyo diini ali
sida sagalka roobaa gacaladaan ka sugi jiray ma saami xumey igu beertay ala yaan weheshadaa
sidii halaq marada ii galaayo ha igu noqon dibjirka caashaqa aad la wareegeyso la galgalo wada uma haayiyee
doqontaan caashaq dumarkana ka xushay ma silsil cadaabeed bey igu aastay garan maayee doqonta yaa igu xiray
ha igu oran gacalooy hana igu jibin beerjileec nabsigaad gashay nabar buu beerkeyga ku beeray hadalkii aad igu xirtay waa maantadaan mid ku heysto la dabaaalocishqiga aboowe

avatar

  • lol
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #26
  • 1 February 2010 11:45
asc waaaaaaaaaaaw waxaan aad iyo aad uga helay codka macaan ee farxiya fiska walaal aad iyo aad ayaan kuu taageeraa waxaana aad oga helay heesaha wadaniga aad ku luuqeeyso abaayo waligaaba nooloow dadka dariinsii wadaninimad oooooow waxaas ayaa kaaa fanaanad ah waxaa tahay gabar walaasheey ah oo qiima badan xageeyga ka leh waaaaw byyyyyyyyyy

avatar

  • nu
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #27
  • 3 February 2010 07:26
babababababa waa ka baxsatay lkn heesaha dhan waa heeso la leeyahay

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #28
  • 6 February 2010 07:01
salaan sare ugaasyada suldaamaad salaadinta halkan isgu timid am new member

heheheh waa waaree inaamaha hesha cusub wey codmacaan yihin caadi maahan


bjashjaghd

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #29
  • 15 February 2010 00:07
masha allah nice song abaayo love

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #30
  • 17 February 2010 09:05
sorry waxan ahay tagerahada lakin waan soo downlod garaynsan waye hesahada inan gari ka dajiyo ma an jecleyn lakin wey isurobi weysay inan helo thanks alot

Information

Members of Guest cannot leave comments.
Navigation Menu
Top Songs
This section will help you to quickly find new songs that are to be published very soon.
Advertising