Farxiyo Fiska Hees Wadani ah


«Farxiyo Fiska Hees Wadani ah» Views: 11199 | Posted by: admin | On: 23-10-2009, 10:51| Comments: 11 |
 (Votes #: 44)
|








Please Share «Farxiyo Fiska Hees Wadani ah» With Friends

Screenshots

prev next

  • Submited by: admin
  • Song/ Album: Title: Farxiyo Fiska Hees Wadani ah
  • Year:
  • Fanaan:
  • Category: Dalabka Heesaha
  • Link:

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #1
  • 3 December 2009 04:38
waxaan ahay wiil aad u jecel heesaha fanaanada codka macaan ee farxiyo fiska wish u the best for ever fiska

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #2
  • 9 February 2010 07:35
waan ku farax san nahay heesaha cusub iyo heesaha horeba

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #3
  • 10 February 2010 07:15
fanaaniinta waxaan taageeraa sahro axmed

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #4
  • 20 February 2010 12:25
awaan idin salaamay salaan kadib waxaan kufaraxsanahay inaan kamid noqdo dhageestayaasha heesaha ini goo tageero farxiyo fiska oo ah fanaanad inaan ladhacay codkeeda inigoo ah shqsi kunool naerobi waa cabdirashiid oo idin lee tageero wacan

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #5
  • 29 May 2010 02:48
waan idin wada salaamayaa all salaamu caleeykum marqaati ka noqda in aan ku soo biiray ok

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #6
  • 13 July 2010 10:45
waan idin salaamey dhamaan tiin okwaxaan taageeraa farxiyo fiska maxaayeeley waa fanaanad wadani ah intiina kalana mahad sanidin waxaan joo gaaaaaaa mugdisho


duuuuud wadadhashaan nahey dalqurey nu wadanahey dabuub iyo oraah qura dad somaali baanahey maxaa leysku dilayaa leysku darab jaraayaa dagaalada sokeeyaha yey dani ugu jir taa inqabiilkuduli yahey qabqab luhu dijaal yahey shacabkuna ildaran yahey alamacid bey kadadan tahey alaan idinku dhaarshe diinta soo xasiisi too danta nabada raad shoo war dadka nolol uraad shoow duuud geed ka damalkaa doon yees ta maan nahey daris iyo walaal nimo dad islaama baanahey maxaa ley ok waad mahad san tahey

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #7
  • 2 August 2010 16:12
aad ayaan ooga helaa heesaha fiska

aad ayaan ooga helaa heesha fiska



that is my song

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #8
  • 3 September 2010 03:43
waxan jec lahay hesa ha farxiyo fiska aad ayan u xiiseyaa hesa heda macan iyo codkeda macan dhaga heyga ayaan ugu raxeyaa aadayey u mahad santa hay sida wanag san oo dadka aad u qancisay mahad sanid farxiyo fiska Ilove you

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #9
  • 24 December 2010 06:06
waaaw runtii cidi lama amaanee in lagu sifeeyo ceenkiisa mooyee, fiskana waa fanaanad leh cod ku xiisagaliya kuguna beera naxariita jaceelka, waxaan si aad iyo aad ah ula dhacay heesteedii in uu qabiilku duli yahay qabqabluhuna dijaal yahay oo sidhab ah iqiira galisa waxaana leeyahay hanoolaato hana jirto

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #10
  • 24 February 2011 05:15
maashaa allaah farxiyo aad iyo aad ayeey u od macaantahay lkn ha iska deyso heesaha horay loo qaaday oo sumcadeeda hoos u dhigaya .

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #11
  • 12 March 2011 14:45
walaalo marka horre waan idiin salaamayaa bacda sln waxaan halkan ka salaamayaa kulmis dhamaantii waayo

Add Comments

Only members can leave a comment about the song or write a review on it. Dadka iska diiwan geliyey oo klaiya ayaa faalo ka bixin kara oo kaliya. Hadii adan iska diiwan gelin riix halkaan si aad iskaaga diiwan gelisaa

Navigation Menu
Top Songs
This section will help you to quickly find new songs that are to be published very soon.
Advertising