Somali Instrumentals Part 7


«Somali Instrumentals Part 7» Views: 25557 | Posted by: HashimYare | On: 20-10-2009, 15:45| Comments: 30 |
 (Votes #: 70)
|
Somali Instrumentals Part 7 By HashimYare.










Instrumentals - Awale-Smoog
Instrumentals - Baxnaano
Instrumentals - Bilaajo
Instrumentals - Dadka Ha iska weynen
Instrumentals - Taan u Jiir go ayow



Please Share «Somali Instrumentals Part 7» With Friends

Screenshots

prev next

  • Submited by: HashimYare
  • Song/ Album: Title: Somali Instrumentals Part 7
  • Year:
  • Fanaan:
  • Category: Instrumentals
  • Link:

avatar

  • Dajiye
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #1
  • 20 October 2009 20:51
Haashim yare sxb caadi matihid. ismoog waan ku heystaa qaasatan balse sxb Fariin ayaan kuusoo diray hadii ey kuso gaartay kasoo jawaab sxb waad mahadsantahay. waanna ku faraxsanahay shaqada aad inoo qabatay Thanks for your all work and keep it up!

avatar

  • Register: 17.09.2009
  • Posts: 0
  • Comment #2
  • 21 October 2009 03:48
halay keenoo beesaan tumaa abaa caadi maaha haashim waa mahadsan tahay

avatar

  • Register: 9.09.2009
  • Posts: 6
  • Comment #3
  • 21 October 2009 07:12
munasar adaa mudan sxb, laakin beeso la tumay beeso ma'aha, kii shakheysatid lee kuu roon, lol.

Dajiye waad salaamantahay sxb adiga iyo dhamaan reer kulmis.com, salaan kadib sxb fariinta xageed igu soo dirtay? e-mailkeyga? ama messageka kulmis.com? ama comment?

avatar

  • DAJIYE
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #4
  • 21 October 2009 12:08
WAXAAN KUUGUSOO DIRAY EMAILKAAGA AYAAN KUGUSOO DIRAY HADANA WAAN KUGUSOO CELIN DOONAA HADII ALLE IDMO EE SXB KEEP IN TOUCH WITH ME. I REALLY NEED TO TALK TO YOU.

avatar

  • Zoomaali
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #5
  • 21 October 2009 19:00
Salaamu Alaikum Wr Wb HASHIMYARE. Waxaan Ku Dhihi Karo Ma Jiro Aan Eheen BISMILAAHI MAASHAA ALLAAAAAH
Xirfad ilaah kugu Deeqay iyo Deeqsinimo
i Saluto You As Always GOD BLESS YOU BRO ,
Waa Walaalkaaga HASHIM UK
Waana Ku Sugooyaa Xasuusnoow
Keep Up Wonderfull Job

avatar

  • Register: 17.09.2009
  • Posts: 0
  • Comment #6
  • 22 October 2009 03:45
taan ujiir go,aye walaahi caadi maha haashim sxb gacanta ilaahay makaa gooyo abaa laakiin fanaan markaan noqdo lee amaa lagu waayaa hada oo sheekadaan bada lee igu xooroosaa lol wink

avatar

  • Register: 9.09.2009
  • Posts: 6
  • Comment #7
  • 22 October 2009 09:07
munasar adne hadii fanaan noo noqotid yaa loo heesa hee? halki qof isha aan ka dayeeni aa tahayee, lol

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #8
  • 22 October 2009 11:36
we need some more somali instrumentals but nice work yo we love yow instrumentals

avatar

  • Dajiye
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #9
  • 22 October 2009 21:32
HAASHIM WAXAAN UMALEYNAYAA INAAD ADIGA TUMTAY HEESTA MIYAA CIIL LOO DHINTAAAAAAAAAAAAA OO C/SALAAN QAADAY SXB HADII AAD ADIGA TUMTAY KUSOO TUUR SXB CAADI MA'AHAN ALAABTAAS

avatar

  • Register: 9.09.2009
  • Posts: 6
  • Comment #10
  • 23 October 2009 14:19
sxb heestas waxaa qaaday Abdisamad H. Ahmed, anaa garaacay laakin musikada waa ka waayey computer keeyga, i will keep looking and i will send it to you if i find it insha'allah.

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #11
  • 24 October 2009 08:35
haashim yare sxb caadi matihid. ismoog waan ku heystaa fiiri sxb lafoole noo sooo fiiri cml nh bro tnxs

avatar

  • Register: 17.09.2009
  • Posts: 0
  • Comment #12
  • 27 October 2009 03:50
haashim abaa dadka dhan waa tuuranooyaan maxaan sameenaa hee wax loo heesaba hala waayo ninkii aroosaayo asilee ha tumo cajalkii cd ahna codkaaga lee iska dhageeso beelo ahaa wink

waraa ninkaan asaaba deeqsi ahe ma isku xishootiinoo heeskaas iisoo tun maxaa waaye ninkii rabo album iitun ha dhaho armaajo madoowda waxa ugu jirana ha soo bixiyo iskeerso lee rabaan inay fanaan ku noqdaaan hahahahahhah wink abaa fanka jilbo murux waaye wink

avatar

  • Register: 22.09.2009
  • Posts: 0
  • Comment #13
  • 29 October 2009 14:58
haashim waa sxb kaa jamac yare sx b ii waran maxaad heysaa waan ogahay in aad masgquulsantahay laakin sxb waxaan jeclahay i n aan ku dhaho waxaad tahay xidiga sanadka sxb marka e-mailkeyga igu soo dire heesi hii aan kaa codsaday .thanks my bro

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #14
  • 1 November 2009 02:44
asc dhamaan aad ayaan idiin salamy bah weyn hoyga music somaliyeed salaan ka dib anigoo ah wiil soomaliyeed daneeyana in uu mar uun noqdo fanan somaliyeed ayaan jeclahay hees uu ku lu qeeyo khadar cali isman oo ah idaya oo music kaliya hadaad heli kartaan bah weynta webkan waadna mahad santihiin

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #15
  • 2 November 2009 08:50
asc wr wb ugasss sxbow horta waa farsamo loo bogay aad baana ugu mahadsantahay markaa sxbow waxaan kaa codsan lahaa 2 heesood music gooda oo aan ku jirin listka kor ku xusan markaa ........ carafo by cawaale aadan iyo heesta hanaan wanaag by king khalid sxbow heesahana magaca heesta iyo fanaanka qaadaba adoo isi soo raaciya ayay ku qurux badnaan lahayd aadbaana u mahadsan tahay mar labaaaad

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #16
  • 6 November 2009 09:01
salaan sare Gudoomiye hashim
thanks for da music bro , keep it up . ur da man .
waa ku mahadsantahay sidaad hormarka fankeena qaaligaa uga shaqeeyneeysid . mida kale waxaan rabay inaad kuweeydiiyo Guitar ma garaaci taqaan sxb?
keep up da good work . peace

avatar

  • Register: 25.11.2009
  • Posts: 0
  • Comment #17
  • 25 November 2009 12:55
Hashim yare sxb aad ayaad u mahadsan tahay ileen waa loo dhashaa leyskama dhigi karo musikiiste bro waad u dhalatay teeda kale bro waxaan kaa codsan laha hadaad fursad haleysid heestii Soo guuree killer oo tuman ridimkiisna kasoo dhig mid degen thnk u very much

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #18
  • 30 November 2009 13:11
[color=#6633FF][/color][i][/i] asc aqyaarta ugu weenyahay haashim yare ugu yaryahay aniga gah gah gah sxboow haashim macalin dugsi aan ahay codna wa leeyahay hada dugsiga ina soo xiro aan raba aan fanan noqdo sadaqadaan ma wadee mase marka na barto aad rabta ina lacag ka dhigto gah gah gah by

avatar

  • Register: 9.09.2009
  • Posts: 6
  • Comment #19
  • 3 December 2009 02:24
hahahahaha sxboow dugsigaaga iska joog, ilmaha ishood inow iga soo baxo marabee, lol

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #20
  • 6 January 2010 13:00
sxb wan ku salmay salan kadib, waa ku cus bahahy kulmis lkn hada waxi ka tan beeyo waxan ka mid noqo naya dad ka oline ka ka ah cml, bro waxan ka wayay mesha heeso aan ad u rabay music kooda bro waa ka mid ah heestan uu qaday abdi hollan waxad guryo guledahay halboolaha gorkisiyo wadnaha karar kiisee, hadaa so kali arto bro waan kaa cod sanaya hashim yare thx

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #21
  • 8 January 2010 16:54
sxb heesta magaceda wan so helay plz wan ka cod sanaya hada ii qaraci karto waa sida haragigimano wacana lahaay cigaal, thanks

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #22
  • 24 January 2010 09:43
haashim sxb waa beelo runtii music kaliya ,tijaabi codkaaga ahaaa ahahahahahahha

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #23
  • 27 January 2010 13:36
asc wrb sxb mr webside , sxb wabside aduunka oo dhan laga bartay laakin waxaa ka dhiman heesa jugta aha ama music kacsan waa dadaashay allah macaag plz music badal waxay dadka ka helaan kiibooka ama oorgan axmed salax , bashiir hanuuniye iyo awees khali , music qaarbaa la qaadi karin wlhi bro tonkaan ka badan hashimoow bro , cod kasan jabawtuna waxaa ka helaa saa , intee paltka tak cares allah macak bro dadaal sxb ilaahna haku la jira waxaa tahay Geesiga soo saarabay fanaaniin badan walahi
aniga waan ka helay gacanta iyo websidaan aad isoo gelisay bro cafis , aniga musica ayaan ku heesa bro magacaadan aduunka oo dhan laga yaqaan sxb byeee kheer ayaan kuu rajeeyey sxb

avatar

  • Register: 16.03.2010
  • Posts: 0
  • Comment #24
  • 22 March 2010 18:23
sxb Haashim Yare waad mahad santahay musika aad noogu deeqday
you are great musician keep doing the hard work and add some more music sxb

avatar

  • Register: 12.01.2010
  • Posts: 0
  • Comment #25
  • 5 April 2010 04:39
bro Haashim waxaa kaa codsanaayaa Heesta Khadra Dadkoo Ururayoo isu tagay dhamaan ama waxaa la dhahaa Isha sacabka mari oo toneka khadra Daahir ah.
Mahadsanid

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #26
  • 26 April 2010 08:04
mahadaay,
sxb magaceeyga waa xasan deeq joodhe sxb waxaan aad u xiiseeyaa in aan noqdo mid heesaa sxb wiliba waxaan heestaa hees aan aniga alifay sbx laakin waxaan la aahay qof ii tuma sxb waxaana ku noolahay italiya gaar ahaan gobalka torino sxb waxaan ciwaankaan kulmis aan kala kulmay inbadan sxb oo aan isku dhiira galiyay sxb wiliba waxaan ahay nin uu haayo jaceel waxaan u maleeynayaa qofkastaa in eey dareento jaceel aan la joogin sxb haashin yare waxaan aad ugu baahnaan lahaa in aan kaa helo hadaad adiga diyaarisay sxb heesahaan sxb musiga ookaliyaa sxb waxaan kaasugaayaa musiga heestii hadii leeskudaayo labayada talo malaalanto oo uu qaaday xasan aadan samatar sxb tel keeygana waa 00393466332532 sxb

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #27
  • 7 May 2010 07:15
Hashim yare aad baad u mahadsantahay bro lakin su'aal ayaan rabay inaan ku weydiiyo iigana soo jawaab haday kuusoo gaadho su'aashaydu bro wali ma aadan tumin heesaha dhantada siiba heesaha uuqaado mahamoud abdi omar Jaango dhaantada dadka jecel maxaad oogu soo tumi weyday thank you very much hashim yare

avatar

  • Register: 30.05.2010
  • Posts: 0
  • Comment #28
  • 31 May 2010 00:25
job well done brother HASHIM. i enjoy your music very much. laakiin saaxiib waan xabeebsaday saan u heesayey. mana cod fiicni. thanks

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #29
  • 6 July 2010 17:32
asc waan ku salaamay salan ka dhib waxaan kaa codsanaa sxb in aad iigu soo dir tit heeso xamari ah oo music ah sxb sxb ii soo dir by


waxaad iigu soo dirtaa heesaha xamariga oo music ah ciwaankan steven10@hotmail.se ama shardi05@hotmail.com

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #30
  • 13 September 2011 08:09
waan ku salaamay kaabaha music sameeyaha ah magaceyga waa wariye xasan salaad xasan laki kana shaqeeya idaacada faca weyn ee radio-banaadir xarunteeda magaalada muqdisho, aad ayaan talaabadaada ugu faraxsanahay lkn muusica download malaha sxb maxaa talo ah xitaa qaarkood waa haaf sxb ,
waxaan kaacodsanaaya in aan soo habeeso muusica heesta ah
doqeyga adii kuraacoo
dareen caashaqbey ku doonee
nafteydana waan ladoodaa
sidiibaan dibad wareegoo aniga dalan baabi
ma fahantay sxb

Add Comments

Only members can leave a comment about the song or write a review on it. Dadka iska diiwan geliyey oo klaiya ayaa faalo ka bixin kara oo kaliya. Hadii adan iska diiwan gelin riix halkaan si aad iskaaga diiwan gelisaa

Navigation Menu
Top Songs
This section will help you to quickly find new songs that are to be published very soon.
Advertising