Somali Instrumental Part 6


«Somali Instrumental Part 6» Views: 26459 | Posted by: HashimYare | On: 29-09-2009, 09:29| Comments: 32 |
 (Votes #: 84)
|
Somali Instrumentals Part 6 By HashimYare.










Baxnaano
Dal Iyo Duunyo
Diidaneey
Gacan Gacan-Music
Haaja Makaa
Hashim yare
Super-Music Only
Wacaneey


Coming Soon..
Baxnaano
Dadka Ha iska weynen
Bilaajo.


Please Share «Somali Instrumental Part 6» With Friends

Screenshots

prev next

  • Submited by: HashimYare
  • Song/ Album: Title: Somali Instrumental Part 6
  • Year:
  • Fanaan:
  • Category: Instrumentals
  • Link:

avatar

  • Zoomaali
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #1
  • 30 September 2009 13:52
Salaamu Caleeykum , HashimYare i Saluto You , This is absolutely The Top Instrument, But i Couldn`t Follow With The Music Some How !!
Lakin Gacantaada Waa Maashaa Allah Keeep Up

avatar

  • Register: 9.09.2009
  • Posts: 6
  • Comment #2
  • 30 September 2009 18:23
wa aleykum salaam sxb, which song? waxaa laga yaaba inuu toonahaaga eheyn.

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #3
  • 30 September 2009 18:34
hashim yare man i like wat u doing keep up the good work beside more instrument u da best man

madale,
sxb hanuuniye wax kaga soodar ( daruuraha hilaciyo) ookale iyo indhaha ciida iigada thnks

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #4
  • 1 October 2009 01:34
sxb hashim waxaa ka codsana sxb qaali inaa i shegto websetka laga helo
heesaha qoraalka bro

avatar

  • Register: 9.09.2009
  • Posts: 6
  • Comment #5
  • 1 October 2009 02:27
madale sxb adaa mudan, thanks to www.kulmis.com for putting all these together, and i will work on daruuraha hilaciyo as soon as i get chance insha'allah.

jaceelow sxb i used to get it from www.somalilyrics.net but it looks like they closed the website, i will let you know if i find any other website insha'allah.

avatar

  • Zoomaali
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #6
  • 1 October 2009 14:25
Salaamu caleeykum HashimYare Cade see camal MSN maba kugu Arko Waxaan Kuu Soo Qoray Ma aragtay MSNka 3 heeso kuu soo qoray ,
Mida Kale Heesta aan raaci waayay waa tii Axmed Naaji DIIDANEEY
Lakin Waa saa sheegtay Toonkeeyga Ma aha, ABOO emailkaaga Fiiri Hal Mar PLZZZZZZZZZZZZZZZz

avatar

  • Register: 22.09.2009
  • Posts: 0
  • Comment #7
  • 1 October 2009 20:47
sxb haashim waa jamac yare ii waran sxb aad iyo ayaad utaqanaa beyska hesta lootumo inkasto ay wakhti kaagalay tumideeda balse waxaan is moogeysin laheeyn sida aad u tuntay nice sxb manshaa alaah ,balse sxb aniga adiga waxaad mooda in aana isku helin wali msnka oo waxaan filayaa in aan wakhtiyo kale duwan soo galno ee sxb waxaad e-mailka igu soo dirtaa heesihii aan kaa codsaday hadii aad heesti jaangi tumi karto ee aheeyd jeceliyaay na its was nice sxb than oll of this my frend .by jamac yare have nice time

sory heesti jangoo ee aheeyd jecliyaay jamadka dulka hooyo .:::thanks

avatar

  • Register: 17.09.2009
  • Posts: 0
  • Comment #8
  • 3 October 2009 05:48
haashim sxb musicgaaga maashaa alaah laakiin waxaa moodaa dadka codka qafiifka leh inaa ugu talagashay eny wey aad buu umacaanyahay musigaaga ty bro sidaad u hagar baxday

avatar

  • Register: 9.09.2009
  • Posts: 6
  • Comment #9
  • 3 October 2009 08:39
Thanks sxb.

waraa jamac yare waaku salaamey horta sxb adiga iyo dhamaan reer kulmis.com, war ninyow e-mail ii soo dir saan e-mailkaaga ku helo, heestaada smoog aan ku wareersanahay dhaxtaalka, heestan hore uma maqlin, inaad barooweysid aan raba, haduu sax yahay dhaxtaalka, aight bro.

avatar

  • ZooMaali
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #10
  • 3 October 2009 17:04
Salaamuu caleeykum HashimYare Cade Nin Nool Aa Tahay Walee Xaasid Ma Tihid , Waana Laguu Jeedaa Sida Musiga Aad Dhalinyada u Siisay,
Fanaan Adigoo Kale aan U Aqaaaaaaaaaaan God Bless Ya Bro

avatar

  • jaceelow
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #11
  • 8 October 2009 21:54
sxb haashim aad aya ku salmayaa bro waxa ka rabaa music xasan aadan samatar caashaqa ha bayicin hadaa ii awoodo bro

avatar

  • hanad
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #12
  • 14 October 2009 17:31
sxb hashim waxaan ahay fanaan yar oo cusub markaa waxaan soo wadaa album cusub waxaan jeclahay in aad igala qeeyb qaadato markaa albumka waa new stile so please igala soo xiriir mailkan freaky_woow@hotmail.com

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #13
  • 18 October 2009 00:00
hashim yare thanx sxb 4 the new style instrumentals keep it up bro

avatar

  • Register: 17.09.2009
  • Posts: 0
  • Comment #14
  • 19 October 2009 07:30
dadka dhan haday fanaan noqdaan yaa loo heesaa ani waa yaabee feel

avatar

  • hanad
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #15
  • 20 October 2009 12:46
fanaan anaa isku ah saxiib cid ma u heeso gabdhaha bas.

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #16
  • 26 October 2009 04:05
hashiim sxb xiib waan kusalaamay waxaan kaacod sanaa labo song music gadooda sxb anigoo ah hamza W C ee sxb in aad ii soo habeey so isku day plz sxb hees tii jamac yare waan kuraadiyaa raxeeysa waayoo timahee rabloo dhoo raameesay owgaa iyo hees tii cali muuse sagalee midkula siman wali lama sameenoo sinta laguu maqaadee alla sagalee codsi 2 laba daas hees ayaan kaacod saday plz abaayo noo soo garaac ama iga la soo xariir msn keega conka2008@hotmail.com waad kumahad santahay sxb

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #17
  • 28 October 2009 14:32
HAASHIM YARE MASHA ALLAH WAA KA BAXSATEY HALKAAS KA WAD PLSEA ILA SOO XIRIIR THNX

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #18
  • 6 November 2009 18:58
SALAANTA MUSLINKA HASHIM YARE SALAAN KADIB WAXAAN FILAYAA INAAD TAHAY QOF DHALI YARO AH OO HADANA SHACUUR TIISA DAREEMI KARTO QOFKA KALE EE FANKA JECEYL SI KASTO HA AHAATEE BOSS WAXAAN KAA CODSANAYAA INAAD ISOO HABEEYSO HEESTI MOHAMED SALEEBAN EE CUSBEYD BOSS & HESTII KALE EE HANATEEYE UU QADAYAY OO JABOUTI UU KU AMANAYAY HADII AAD II AWOODA OO FURSAD U HELEEYSO MARKA FDLN WAXAANA AHAY QOF DHALIN YARO AH HADA JECEYL FANKA HADABA BOSS INTAAS AYAAN KAA CODSANAYAA HADII AAD AWOODID HADAADNA AWOODIN BOSS WAXBA MAAHAN DHIBKA WAA LAGA FIICAN YAHAY THNX HASHIMYARE OO WELIBA XIISEEYA DEGENAANTA MUSIC GAAGA BOSS

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #19
  • 18 November 2009 12:43
wa i din salamay hashim ad a u mahad santahay music o ad u fican way lakin waxan jacalahau music o xamari ah wayo fanan an iska ahay lakin dadka uma heso feel my bro qalii

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #20
  • 20 November 2009 18:57
hi mr hashim yare this is your friend addane yare is a nice music keep it up masha allah.

avatar

  • Register: 9.09.2009
  • Posts: 6
  • Comment #21
  • 24 November 2009 18:45
Hey, what's up bro Addane Yare? thanx bro, welcome to www.kulmis.com, make yourself home and enjoy the music sxb.

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #22
  • 5 February 2010 00:15
Hi Haashim brother aduunka waxaa ugu qaalisan marka caqligaaga iyo cagtaadu wada socdaan waxaan uga gol leeeyahay habka iyo hanaanka aad u tumayso musica iyo haybadaada deganaasho. waxaan odhan kanaa waxaa sida gacantaadu u degan tahay ayaa caqligaaguna u degan yahay waxaana ka markhaanti ah tumistaada musica iyo jawaabaaha hadalkaaga.... thanks 4 uploading aad ayaad u mahad santahay hore usoco weli mustaqbal baa kaa horeeeya

avatar

  • Register: 13.02.2010
  • Posts: 0
  • Comment #23
  • 13 February 2010 22:17
salaam walaalayal!!!

fist of all Hashim some excellent instrumentals!!
second I cant download any of them!! Is there any other way to get these
instrumentals? I would love to play them on our radio show it will promote your
music aswell at the same time!!

Many thanks

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #24
  • 17 March 2010 06:39
haashim yare waaku salaamay sxb
bariyoow music intee ka heli karaa oo dal iyo duun instro geeda
waa u kulalahay

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #25
  • 1 July 2010 23:38
hashim mansha alaah walaalkey music ad garacday qatar waaye ilaah isha biniadamka hakaa ilaaliyo amiin adigana waxaad isoo galisaa heesta arooska magaceda waxaa la yiraahda {gedaa nolsha admiga guurka iyo barwaaqda only music broo thanks byyy

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #26
  • 7 July 2010 16:14
SLN SARE SXB HAASHIM YARE sxb aniga waxaan kaa dalbanayaa marka horemuusig ah balad xaawo iyo hurdo kama bogto iyo heesta sahro dawwo anigoo waxbadan jirin sxb waxaan kaloo kaacotsanaa ciwaankaaga qaaska ah ee hotmailka inaad isoo qortit adoo raali ah waxaan kaloo kuwareersanahay sxb muusiga xaajo makaa lihiye masaxna ma aqaan see wax ujiraan markaat bilaawdid dhax markaat mareesid ayee isasoo celinaa iyo ismoog cawaale aadan iyadana masaxna ok sx waxaakalo isoo shegtaa siada looga soo dajisto muusiga oo laasoo saarto kumburuutarka loogu xafto waan isdiiwaan galiyey markaan rabo inaan soo dajisto dowloan marakaa dhaho maisoo dajismaayo ma aqaano see wax ujiraa plz macaanka isoo sheeg see wax ujeraan ok by see you

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #27
  • 13 July 2010 07:37
Sxbyaal KuLmis Website wAxaan idinkaaga Mahad Celin Heesa cusub Iyo Heesa intrumentals ka Ah aad ayaad ugu Mahad SAn Tihiin Taaas Waxaana iDinka Codsaneynaa Inaad Mesha Ka Wadiin Hoshan Aad Ku Gudada Jirtiin Keep Well Sxbyaaaaaal ASALAMU CALEYKUM Dhamaantiin

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #28
  • 29 July 2010 17:10
waan adin salaamay sidaad uwada dhantihiin waxaan adinka cosanaayaa heesta nica (kadafi)

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #29
  • 17 October 2010 15:55
kkkk waan taagersanahay

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #30
  • 8 November 2010 10:45
asc walaal waxan rabay in aad ii soo dirtaan heesta safar sanka musigeeda kali ah adinkoo mahsan

Add Comments

Only members can leave a comment about the song or write a review on it. Dadka iska diiwan geliyey oo klaiya ayaa faalo ka bixin kara oo kaliya. Hadii adan iska diiwan gelin riix halkaan si aad iskaaga diiwan gelisaa

Navigation Menu
Top Songs
This section will help you to quickly find new songs that are to be published very soon.
Advertising