Xulka Heesaha Cusub ee Qoomaal


«Xulka Heesaha Cusub ee Qoomaal» Views: 31428 | Posted by: Faisal | On: 15-09-2009, 07:30| Comments: 24 |
 (Votes #: 100)
|
Xulka Hesaha Cusub ee qoomaal. Jeega Albaab, thnx!











Qomaal - Ka daa
Qoomaa ft Canab - Dalsan
Qoomaal - Jamiila
Qoomaal - ki jeela
Qoomaal - Sabaax
Qoomaal - Sabsab
Qoomaal Hawraarsan



Please Share «Xulka Heesaha Cusub ee Qoomaal» With Friends

Screenshots

prev next

  • Submited by: Faisal
  • Song/ Album: Title: Xulka Heesaha Cusub ee Qoomaal
  • Year: unknown
  • Fanaan: Qoomaal
  • Category: Heeso
  • Link:

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #1
  • 16 October 2009 20:00
c'est trs bien chansons! mais qui chanteur le chansons! j'aimerai savoir un peu plus cet beau chanteur! merci
hello good chansons! pas mal du tout!
love musiciques somalins! j'aime beaucoup!
email: et <mariechambon3@gmail.com < me skype <sam chambon<
facebook marie chambon
facebook sam chambon
ilove somalia! love

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #2
  • 11 November 2009 09:13



Waxaan Mahad Balaaran usoo jeedinayaa Bahda Web Page,ka Kulmis, Aad & Aad Baad u mahadsantihiin, Waxaan idinku dhiira gelinayaa Inaad kor usii qaadaan Dadaalada aad wadaan


Mahadsanidiin


Bahda Barnaamijaka

& Madaxdaba

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #3
  • 8 December 2009 03:23
aad ayaan idiinku hanbalyeynayaa bahda isku duba riday barnaamijkan waadna ku mahadsantihiin aad ayaan uga heley xaqiiqdii waana ku masquuday barawo beene

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #4
  • 24 December 2009 10:10
waxaa mahadle alahiiy ina abuuray marka xiga waxaan umahad celinayaa dhamaan hawlwadeenada webkan waxaana leeyahay halkaa kasiiywada dadaalka

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #5
  • 9 January 2010 10:01
waaaaaaaw waxaaaaasa kaheeeees ah tnx sxb

avatar

  • Register: 12.01.2010
  • Posts: 0
  • Comment #6
  • 13 January 2010 07:56
WEBKAAN KULMIS WAA WANAAG DHALIYOO
WEBKAAN KULMIS WAA WADANI QARANIMO
WEBKAAN KULMIS WAA WAX SHEEGA RUNTOO
WEBKAAN KULMIS WAA DAREEN WEHEL LOO
MASUULKA WEBKAAN WANAAG BADANAA
BAHDAA LA WADAA WACAA SUGANAA
MAAWEELADA TAALI WAAFI SANAA.

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #7
  • 19 January 2010 13:13
aad ayaan ugu farax sanahay inaad naga haqab tirteen suugaanta noocyadeeda kala duwan waxaan idin ku dhiiri galinayaa inaad kor usii qaadaan dadaalkiina good luky

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #8
  • 25 January 2010 00:46
Hi, Please reply it to me
Thank you
Abdishakur A. Ali

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #9
  • 31 January 2010 08:52
waad mahasan tahay

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #10
  • 12 February 2010 23:59
walaalyaal waan idin wada salaamay dhamaantiin

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #11
  • 13 February 2010 00:00
walaalayaal waan idin salaamay dhamaantiin dadwaaynaha meesha ka tirsan walaalayaal

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #12
  • 9 March 2010 09:50
aad iyo aad ayan usodhawenaya waliga goobtan waxa lafuray xilian si aad ah ugu bahanahay

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #13
  • 24 March 2010 09:56
asc markahore ilaaah ayaaa mahad is kaleh markalabaad waxaaan umahad celinayaa shaqaalaha webb kaan,intaakadib waxaan aad ujeclahay heesaha fanaaaanada lakariwaayay ee farxiyafiska waxaaanalee yahay i loveu fiska, waxaan kaloo idinka codsanaaa heesaha nimcco dareen inaad kusooo dartaan heesaha.

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #14
  • 4 April 2010 16:42
hambaliyo iyo bagaadin ayaan waxaan halkaan
uga soo gudbinaayaa dhamaan bahda wep ka kumis
iyo waliba bahweynta ku xiran wep kaan waxaa ka mid ah
albunada heesa ah ee isoo jiitay qoomaal

waa asad yare oo idin leh mahadsanidiin
thank you
mahad sanidiin dhamaan abaabu;ka wepka

thank you

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #15
  • 2 June 2010 17:05
asc walaalayaal aad ayaad ugu mahadsantihiin ka soo qeyb galkiin wacan

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #16
  • 23 June 2010 05:28
waxaan idinku salaamayaa salaanta muslimka tanlaysku salaamao asc wr wb salaan ka dhib hadaan iska keen baro aniga waxaa lay yiraahdaa cabdiwahaab abuukar maxamed waxaana ku noolahay soomaaliya gaar ahaan muqdisho waxaana jaclahay in aan ku biiro kulmis


sxbyaal wan idin salaamay salaan ka dhib waan idin shaagay magacaygsa

sxbyaal wan idin salaamay salaan ka dhib magacayga waxaa la dahaa cabdiwahaab abuukar maxamed oo ku magac dheer gacankacarbeed

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #17
  • 27 August 2010 10:50
salaan sare dhamaan dhalinta somalida waawayn iyo yaryarba magacayguna waa c/casiis jihad cismaan oo ku magac dheer doqonka kkkkkkkkkkkk

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #18
  • 31 August 2010 17:33
waa idiin sal;aamaya walaal lahyga muslikkoow

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #19
  • 5 January 2011 12:09
eysima ki salaami adi wink iyo maxamed karaamah

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #20
  • 19 January 2011 12:36
ugu horeeyn waxaan salaan qiimo leh u dirayaa dhamaan umada soomaliyeed meel walba ay joogaan, magacaceyga waa c/qaadir waxaana ku noolahay nederland waxaana runtii aad u xiiseeya kulmis mahadsanidiin.

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #21
  • 20 July 2011 09:10
Asc walalayal wan idin salamay salan kalgacayl xanbarsan bacda salan si qas ah waxan webka ka codsan laha waxan raba inan kamid noqdo sxbda kulmis marka siden uga mid noqon kara???

avatar

  • king kong {H/}
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #22
  • 14 October 2011 04:41
waxaan salaamayaa dadka islaamka meelkastoy joogaan waxaan iduku salaamayaa salaanta islaamka sck waxaan ku xigsiinayaa anoo raba in aan ku soobiiro kulmiska . runahaantii aduunka waxakastoo aragtaba waa in aad kawarkeen taa wink aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin dadka laxidhiidha kulmis .............................

DARDAARAN[waxaan u mada ugu dardaarayaa in jacalkooga ugu hooreeya ay ilaashadaan rag iyo dumarba run{ nin qu'kaawayni gu'baaskaawayn} ayay soomaalidu ku maahmaahday please and please request talo maqal.......................... by KING KONG {H/C}

avatar

  • badri Aadam
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #23
  • 24 October 2011 11:52
w
alaalahayaga ku dhaqan dunida daafyaheeda waxaan idin ku salaamayaa salaan ta muslinka {Asalaamu calaykum} waxaana lee yahay soomaaliladn ha jirto ha jirto ha jirto winked

Add Comments

Only members can leave a comment about the song or write a review on it. Dadka iska diiwan geliyey oo klaiya ayaa faalo ka bixin kara oo kaliya. Hadii adan iska diiwan gelin riix halkaan si aad iskaaga diiwan gelisaa

Navigation Menu
Top Songs
This section will help you to quickly find new songs that are to be published very soon.
Advertising