Somali Instrumental Part 4


«Somali Instrumental Part 4» Views: 26047 | Posted by: Faisal | On: 15-09-2009, 11:02| Comments: 13 |
 (Votes #: 88)
|








Please Share «Somali Instrumental Part 4» With Friends

Screenshots

prev next

  • Submited by: Faisal
  • Song/ Album: Title: Somali Instrumental Part 4
  • Year:
  • Fanaan:
  • Category: Instrumentals
  • Link:

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #1
  • 20 September 2009 23:41
aad ban ugu faraxsanahay heesaha musica bes ah ad no so galiseen iyo heesaha kaleba waxaana idin leeyahay ed wanagsan runtii aad ban idinku mahad celinayaa hada tihiin bahda websiteka kulmis dhamantiin thanks alll

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #2
  • 22 September 2009 07:39
waan salaamaayaa dhammaan bahda website ka caalamiga ah ee kulmis waxaana idin leeyahay ciid wanaagsan walaalayaal intaas kadib waxaan ka mid ahay dhalinyarada sida aadka ah u xiiseysay musiga gaar ahaan websiteka kulmis marka waxaan idinka codsanaayaa in aad heeso casri ah soo galisaan webka kulmis gaar ahaan fanaaniinta aan kala dhicin ee kala ah kastam iyo aamino dhool iyo al bunno cusub waadna mahadsantihiin walaalayaal 100% waxaan idinka sugeynaa hadaba kastam iyo aamino dhool

avatar

  • Register: 22.09.2009
  • Posts: 0
  • Comment #3
  • 22 September 2009 20:32
waxaan ciid wanaag san leeyahay dhaamn walaala heeyga somaliyeed dhaamntood iyo muslimintaba gaar ahaan bahada web siteka kulmis.com waxaana idin leeyahay ciid wanaagsan ilaahy ciidan ciideda nabad iyo caafimaad hanagu gaadh siiyo dhamaanteen waxaan salaan khaas ah u dirayaa sxb keey hashiim yare sxb ciid wanaagsan oo wacan ,akhyaarta waad wada salaamanti hiin ,ciiiiiiiiiiiiiiiiiiiid muuuuuuuuuuuubaraaaaaaaaaak

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #4
  • 25 September 2009 14:39
asc waxaan halkaan kasalamaya dhamaan umada soomaliyeed inta itaqaan iyo intaa i aqoon waxaan ahay fanaan ku noolka dal switzerland magaceyguna waa abdirahman daraf isse qofkii ubaahan albunkeygana dawashi iyo dhageysi waxey kahilikaraan www.deeyoo.com
waxaa kalin weyn ka qatay weebka kulmis.com

avatar

  • dajiye
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #5
  • 14 October 2009 14:24
waan idiin salaamay dhamaan shaqaalaha kulmis. qaas ahaan sxbkey haashim waxaanna weydiinayaa ninka qaada heesta Doog ee aad soo gelisay musigeeda halkan? mahadsanid

avatar

  • Register: 10.10.2009
  • Posts: 0
  • Comment #6
  • 10 November 2009 17:00
salaan ka dib, aad baan idinku hanbal-yey-nayaa heesha music keliya ah ee aad noo soo gelisaan boga, waxaan idnka sugayna waa more music , kuwaas oo dadka soomaliyeed ee qurbo jooga ah ka faaiidiidsaytaan si ay dhaqankooda io hoosahooda u bartan una xiiseeyaan...keep going on and long live to this bage smile

avatar

  • Register: 22.11.2009
  • Posts: 0
  • Comment #7
  • 22 November 2009 12:39
nice music

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #8
  • 29 November 2009 10:33
request I love it..chees bully

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #9
  • 14 December 2009 15:24
aad ayan uguu hanbalyanaya bahda wabsaydka kulmis waxanan leyahay uururiya suganta yan dhaxalkenu luumine hesaha musiga kaliyana kusoo dara sababto ah waa kuraxaysana

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #10
  • 24 December 2009 15:28
lol

cava

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #11
  • 8 January 2010 15:52
walaalyaal waa idin salaamey salaan kadib waxaan ahay abwaan soomaaliyeed axmad daljir
waxaan hayaa miro cusub sikanku horay ugu sii socdo waa in lasoo saaraa heeso cusub
hadaad abwaan daneey neeysaan waakan eml daljir45@hotmail.com

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #12
  • 25 January 2010 05:20
hi aall

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #13
  • 27 June 2011 23:31
hashim sxb waad salaaman tahay marka hore. waad ku mahadsan tahay muusika aad soo gelisay webka iyo wacdaraha yar aad naga tustay youtubka adigoo tumaya. waxaan kaa codsanayaa heesta M. Saleybaan ee (jaawa geelo) Only if you get the moment!

Add Comments

Only members can leave a comment about the song or write a review on it. Dadka iska diiwan geliyey oo klaiya ayaa faalo ka bixin kara oo kaliya. Hadii adan iska diiwan gelin riix halkaan si aad iskaaga diiwan gelisaa

Navigation Menu
Top Songs
This section will help you to quickly find new songs that are to be published very soon.
Advertising