Omar Dhuule Collection 1


«Omar Dhuule Collection 1» Views: 21399 | Posted by: Faisal | On: 15-09-2009, 09:58| Comments: 27 |
 (Votes #: 140)
|
Xulka Hesaha Omar Dhuule












Please Share «Omar Dhuule Collection 1» With Friends

Screenshots

prev next

  • Submited by: Faisal
  • Song/ Album: Title: Omar Dhuule Collection 1
  • Year: unknown
  • Fanaan: Dhuule
  • Category: Classical
  • Link:

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #1
  • 21 September 2009 00:09
waaaaaaaw waxaa saa fanaan kaa ah c. dhuule alooow kuu naxariiso



CIIIIID WANAAGSAN AQYAATA OO DHAN WAANA U MAHAD CELINAYAA BAHDA kulmis.com wink

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #2
  • 26 September 2009 04:40
kulmis saxib noolow cumar dhuule naaxaristi jaano adigana mid la mida

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #3
  • 26 September 2009 21:15
aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin bahda webka kulmis shaqa aad qabateen mustaqbal wanagsan heeso wacan

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #4
  • 27 September 2009 01:32
saaxib kulmis salaan sare kulu caam waa,antum dayib waxaan kaga mahad celinayaa shaqada wanagsan eed qabatay iyo heesahan qaaliga ah heesihi hore ayaan aad uu jeclahay dadaal bro inshala waa inoo janada hadan aduun isku arki weeyno

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #5
  • 30 September 2009 19:40
love love love love love noolow cumar dhuule naaxaristi jaano adigana mid la mida aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin bahda webka kulmis shaqa aad qabateen mustaqbal wanagsan heeso wacan thaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
aaaaaaaaaanks

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #6
  • 11 October 2009 04:06
noolow cumar dhuule naaxaristi jaano adigana mid la mida aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin bahda webka kulmis shaqa aad qabateen mustaqbal wanagsan heeso wacan thaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

aaaaaaaaaanks lakin adinka o rali ah music cadi ah ku so dara

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #7
  • 11 October 2009 17:25
Run ahaanti waa heeso caqabad leh heesaha Fanaanka Cumar Dhuule.
aad ayaaana u jeclahay Codkiisa Dabacsan Iyo Muusiqda Kularan heesihiisa .
Waad Mahadsantijiin

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #8
  • 13 October 2009 04:39
waan idin salaamaayaa bahda kulmis dhammaantiin walaalayaal salaan kadib waxaan idinka codsaneynaa in aad noo soo gelisaan webka kulmis heesaha fanaanka weyn ee maxamed nuur gariig waxaana wakiil ka ahay aniga dhalinyaro badan oo gaareysa ilaa 30 qof oo iskugu jira wiilal iyo gandho hadaba dhammaanteen waxaan idinka codaneysaa in aad noosoo galisaan webka kulmis fanaankaas caanka ah ee maxamed nuur giriig waana idinka sugeynaa walaalayaal mahadsanidiin

avatar

  • ifak
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #9
  • 19 October 2009 17:00
waaw thnx kumis heesta umar waa u mad hansitiin wink

saalnan dhamaan ciyaalka xafada heesan caadi maha xasuus .com walahi al fanna umar dhule alla yarxam ciyaalka xafada heestan walahi caadi mahah thnx to kumlis.com looooolz love

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #10
  • 21 October 2009 03:30
waxaan salaamayaa dhamaan bahdan kulmis oo noosoo bandhigtay heeso aad aan u xiiseeyoo ah fanaanka kaliya ah ee aan dunida kadhagaysto cumar dhuule cali ilaahay ha unaxariisto waan jecelahay

avatar

  • Register: 27.06.2009
  • Posts: 0
  • Comment #11
  • 28 October 2009 18:33
Asc Wr Wb saaxibka webkaan salaan sharaf & mid gobeed iga gudoon,sxb waxaan ahay bashda music kada jecel si fiican ayaa heesaha dookha loogu jecel yahay u soo xusheen,aniga webkaan waxaan soo galaa markaa ahay free ama voccation ahay qayilaana heesahaan xulka ah maasha alaa si fiican ayaad uga soo shaqeysay ,aad& aad ayey sxbadeey uga heleen markaan barey webkaan asxaabteydana wey ku salaamaayaa ee salaanta ka gudoon

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #12
  • 23 November 2009 09:20
wow waa fanan cajeyb ah alaah ku naxriis cumar duule

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #13
  • 11 March 2010 12:09
asallaamu calaykum yaa asxaabul kulmis
wallal waxaan idinka codsanayaa meesha aan ka hello heesihii al fanaan omar dhuule cali oo lownload ah mp3 ama mp4 meesha aan ka heli karo wallal isoo sheega idinkoo adeeg sanaya email kayga wallal waad mahad santiin.

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #14
  • 11 March 2010 12:23
codsi qaali ah oo ku socda dhamaan waxii isticmaala kulmis media wallal waxaan u baahanahay mp3 ama mp4 download songs by omar dhuulle cali where can i fine pls iigusoo sheeg adiga oo faah faahinaya.
abdulla336@hotmail.com.waad mahad santihiin dhaMAAN.

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #15
  • 26 May 2010 13:08
my name is salah social i like heesaha omar dhuule so much

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #16
  • 27 May 2010 13:50
i greeted all bahda kulmis i am salah social in kenya especialln nairobi waxaan dhageystaa oo xiiseeyaa the songs of omar dhule ali waxaan idin leyahay congratulation and thanks the groub of kulmis

avatar

  • lguleed
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #17
  • 1 June 2010 02:14
hoohey waan lumoo hafadbaan ahoo hirbeylacayee ee eee
hafad baan ahoo hirbeylaacyee 2

inaan ahey habeen iyo inaan hibooy kula howl yareey ii iiiy kula howl yareey eeeeeh
aan kala hubsado2
aankala kala hubsado aan kala hubsado ankala hubsado3

waan howl badnoo harka maalintii haddaanan ku arag naftaan hiifayaa
hadaanan ku areg naftaan hiifayaa 2

inaan ahey hacoo iyo inaan sidaa ku hagaagsaney eeey eeey kuhagaasaney eey eey
aankala husado2
weey weey aan kala hubdaso
aankala hubsado aankala hubsado aamkala husado aan kala hubsado

markey tahey habeen waan hanuusanoo hilibkeygiyee
halkaad joogtid uunba leyga soo helaa halkaad joogtid uunbaa lega soo helaa2

kama hagarli'eye waxaad i huwisiyo habqankeeygu wacan rrrrrrrrm rrrrrrrn
habqankeygu wacam eeeem eeen 2
aan kalahubsado2
aankala hubsado aankala hubsado aamkala hubsadoo


maashe alleeeee hees qaali ah intaa wey kasii badney markii hore aan maqley

waad mahadsantiin heestaan qaaliga ah cumar dhuhle rageedii



avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #18
  • 3 September 2010 10:05
iidwanagsen
dhamantiin


cumar dhule heeskiisa waa qatar


guled iskawaran sxb

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #19
  • 4 September 2010 16:12
waxan raba inan ka mid noqdo war haysha dhaman halkan onleynka ka ah
dhaman wan idin salamay

ok wan raba soo dhaweyn

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #20
  • 20 September 2010 03:56
asc dhaman bahda halkan iskugo imatay sj s

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #21
  • 29 November 2010 14:50
alaahu yaa raxma cumar dhuule, fanaan qaran.
waxaan rajaynayaa inaan laheli doonin fanaan badala.

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #22
  • 16 February 2011 03:34
heesta aan rabo waa heesa layiraahdo qurux oo qadra daahir ay qaado

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #23
  • 19 March 2011 01:36
waw aabihii jaceylka alfanaan cumar dhuule cali waan kadanbeyaa fanaankaan waa fanaan qaran lama heli doono fanaan lamid cumar dhule cali plz heeska qadar dhacay iyo aabihii jaceylka cumar dhule cali

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #24
  • 11 July 2011 07:13
Asc wan idin salamay bahda kulmiye wa new person webkina hada ayan google kadhax arkay waxana ka isticmalaya mobile keyga gacanta waxan kahelay fananka cumar dhule wa fananka kaliya an kudharan karo illahay ha unaxaristo wan jeclahay kulmis siden uga mid noqon kara webkan wa web an kahelay qarami aya kabuxa so dhaweyn bn idin karaba by mother of love

avatar

  • mohamed abdalle mohamed(Raxmad)
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #25
  • 3 October 2011 13:58
Alaha u naxaristo al fanan cumar dhuule ali. waxa uu ahaa fanan aad u soo ban dhigaay ama mujiyey waxa u yahay jacelka inta badane waxa uu ku cabiri jiraay hesaha uu ku luqeyo dhibta iyo xanunka u leyahay jacelka wana fananka kaliya ee aan aad u dhageyso hesaha uu ku luqeyo

avatar

  • shariifka
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #26
  • 26 October 2011 13:35
ilaah naxariistiisii jano ha geeyo wlh heeso aan caadi aheyn ayuu

avatar

  • gobaad khalid
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #27
  • 23 November 2011 00:08
ilove cumar dhuule

Add Comments

Only members can leave a comment about the song or write a review on it. Dadka iska diiwan geliyey oo klaiya ayaa faalo ka bixin kara oo kaliya. Hadii adan iska diiwan gelin riix halkaan si aad iskaaga diiwan gelisaa

Navigation Menu
Top Songs
This section will help you to quickly find new songs that are to be published very soon.
Advertising