Somali Instrumentals 2


«Somali Instrumentals 2» Views: 28738 | Posted by: HashimYare | On: 9-09-2009, 06:05| Comments: 29 |
 (Votes #: 60)
|
Somali Instrumental Xul ah. qeybta labaad. By Hashim Omar (Hashim Yare)











Somali Instrumentals Part 2



Aniguu Weli Juba
Arooskena
bukaanka
Dunida new one
jenaan
Labo Dhagax
niin haween jeclaaday
Onkod
Waqti Dheer


Please Share «Somali Instrumentals 2» With Friends

Screenshots

prev next

  • Submited by: HashimYare
  • Song/ Album: Title: Somali Instrumentals 2
  • Year:
  • Fanaan:
  • Category: Instrumentals
  • Link:

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #1
  • 12 September 2009 04:36
Ths are de best instrumental Songs so far, Keep it uo, en danks y'll.

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #2
  • 20 September 2009 16:11
i love all these instrumental thank ya'll keep it da way especially this is my favorite website so far

i love all these instrumental thanks to the web holder beside this is my favorite website thnks keep it da way

avatar

  • Register: 22.09.2009
  • Posts: 0
  • Comment #3
  • 22 September 2009 20:34
sxb hashim heestan si aan caadi aheey n ayaad u tumtay runtii ilaahay gacmaha kama gooyo aaamin my best frend see you leter

avatar

  • sacdiya
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #4
  • 28 September 2009 11:34
asc dhan waan idin salaamey gaar ahayn bahda kulmis waxan halakan ka salamaya qas ahayn hashim yarey woow hesa waxaa u qaraacdey xi ul ah marka waxan adinka cud sanaya in oo kusoo dartiina more music ah heesi hii ugu dambeyey 2007-2009

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #5
  • 12 October 2009 12:09
Hashim sxb waad ku mahadsantahay shaqada ad qabatay mida kale sxb waxaan kaa cotsan lahaa inaad kusoo dartid heesta uu hada qaaday koronto DAAWEEY NAFTEYDA DAADIHI QALBIGA ADAAN DUMAR KAAGA HARAY

avatar

  • Register: 13.10.2009
  • Posts: 0
  • Comment #6
  • 13 October 2009 20:26
waan ku salaamay haashim saxiib waxaan kaa codsanaayaa in aad ku soo darto musicyaalka ali najiib waad ku mahadsantahay saxiib

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #7
  • 21 October 2009 08:13


sxb aad ayaad ugu mahadsntahay inaad sidan oo dhan musika us oo habayso iyadoo insturments ah laakiin waxan kugu darayaa tubeec iyo lafooole inaad igu soo darto pz thanks

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #8
  • 23 October 2009 07:56
masha allaah sxb sima caan ayaad u garaac day heesaha haan woow

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #9
  • 1 November 2009 15:55
[color=#FF0000][/color][b][/b]
can u put Indha daraley song on here please
thanxs hashim yareee

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #10
  • 5 November 2009 18:39
haashim saxiiib muzigiii mohamed salabeen waxba uguma jiraaan halkan
plz ku soo dar muzigii maxamed saleebaan iyo xassan aadan samaratr heesihiisii hore runtii aad iyo aad baan uga helay muzigaaga waxaadna tahay muzigiiste weyn lakiin heesaha cusub ee halkan ku jira ku soo dar kuwii hore kun goorna mahadsanad

avatar

  • abdi
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #11
  • 21 November 2009 21:36
hi good work

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #12
  • 1 December 2009 09:32
SALAAAN SARE. HASHIM HEESTA WAQTI DHEER MEEL AAN KA HILO II SHEEG ..ND SO THANX

avatar

  • Register: 9.09.2009
  • Posts: 6
  • Comment #13
  • 1 December 2009 16:28
heestas waxaa qaaday Salim Saciid Saalim, halkaan aad ka heleeysa, http://music.banadir24.com/singer/salim_
sacid_saalim/106.html

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #14
  • 10 December 2009 13:48
aad yaan sxb kuu salaamayaa aadna waad ugu mahad san tahay sxb

avatar

  • Register: 9.09.2009
  • Posts: 6
  • Comment #15
  • 10 December 2009 19:02
adaa mudan sxb.

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #16
  • 5 January 2010 06:41
Haashim yare sxb waan ku salaamay. After salaam sxb waan kaaga mahad celinaayaa sida wanaagsan aad taageerayaashaada uga haqab tireeyso dalabaadka Music-gaaga macaan. Waxaan ku waxaan kaa codsanaayaa sxb garaacis Musikada fanaan Jeylaani abuukar jey. ilaa 3 hees camal. heesta Barni waan is helaynaa , nin jaceyl wareemayoo iyo mid kale. thnx sxb

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #17
  • 8 January 2010 07:47
waad ku mahadsantahay muusika aad ku fara yaraysatay.fadlan ma ku soo dari kartaa........sidaa meel tigaadloo tusku uu ku hooroo duunyaduu ku tarantoo...maxamed saleebaan.thanks

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #18
  • 12 January 2010 16:07
haaaa

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #19
  • 4 March 2010 20:27
thanks sxb for heesahaaga aa tuntay sbx aad ayaa uku fara yaresatay sbx once again thanks [color=#000000][/color]

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #20
  • 14 March 2010 04:20
Thanks for such a great instrumental music keep up that great job

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #21
  • 18 April 2010 19:39
recourse

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #22
  • 25 April 2010 19:41
SXB UGU HOREYN HESTA KING KHALID AYAN KAGA MAHAD CELINA WALO ay si kale u guuxeyso walow an ku qanac sanahay ee bro hesta salim ad ku shegtay wan ka soo wayay ee lz ii tilmmaam mesha ay kaga jirta banadir24.com ama nambarkeeda ok sugid wcn sxb

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #23
  • 7 July 2010 08:02
dhamaan asxaabta salaan sare qaasatan bahweynta kulmis.com waxaan dhihi lahaa waa barnaamij aad u wanaagsan oo dhalinta cusub dhiira galinaaya waw thnks all

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #24
  • 27 July 2010 08:51
sxbayal dhaman sln qali ah tan xigta hashim sxb waxan u bahanahy halka an ka helo hesta daadihi qalbiga iyado music ah bro thnx

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #25
  • 15 September 2010 10:40
waaw waa xaan aad uu boogay heesaha laraciiyow coodka ee aad soo baan dhiigteen waa xaan uu haam bal yeenayaa kulmis muudan mambayada ee waa xaan jeeclan lahaa hesasa xasan adan iyo juba oo la soo badiyow

avatar

  • ina aadan
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #26
  • 5 December 2010 22:41
saxbbib waad ku mahdsan tahayt lakiin muuuzigii hore ama fanaaniinta waaweyn muuzigooda u soo dar ee iska daa kuwaaan meelaha caaaaacda ka haya muuzigooda fadlan ku so dar xassan adan smatar maxamed saleebaan iyo axmed cali cigaal iyo fankiii hore o dhan kum goor mahadsanid

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #27
  • 7 October 2011 06:11
Asm sxb aad ayan ogahelaa, xiisaha ayaa iqabto inan xili waliba dhageysto

avatar

  • calidayx
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #28
  • 31 October 2011 17:10
sxb haashim waxaan ku slamay
salan ka dib waxan kaa cod sanaya heesta uu qaado samatar musigeeda oo ha dalsankii wareero xiliga uu ku di`i jiray
MAHADSANID

Add Comments

Only members can leave a comment about the song or write a review on it. Dadka iska diiwan geliyey oo klaiya ayaa faalo ka bixin kara oo kaliya. Hadii adan iska diiwan gelin riix halkaan si aad iskaaga diiwan gelisaa

Navigation Menu
Top Songs
This section will help you to quickly find new songs that are to be published very soon.
Advertising