Waa 5 "Windows XP software" oo bilaashka ah, qofka Windows OS isticmaalo u baahan yahay. Waa caan, waana bilaash! Laakin ma loogu talo gelin qofta aqoontiisa komputer ay yar tahay ama xadidan tahay.
Title: 5ta shey ee bilaashka ah ee qofka windows OS isticmaalo u baahan yahay.
Sidee jawaab celintaada noqon laheyd hadi adigoon fileyn gadal *****da lagaa jukeeyo, qofka gadaashaada socdana uu ku dhaaranaayo in aanusan jug ku siin.. Darbaaxo maa la dhici laheyd mise police-ka agtaada taagan awadeed ayaa u cafin laheyd?
Waxaa jira qof beenale ah oo aan beentiisa la dareemi karin, loona maleeya wax kasta uu kuu sheegaayo in ay run yihiin. Waxaa kale oo jira beenaale doqon ah, oo beentiisa xad dhaaf noqotey, wax kastana been ka sheega. qof kastana mudo gaaban ku dareemi karo beentiisa.. doqonkaan ama doqontaan qof kasta wey taqaan.. magaciisana waa ben hawaas, (compulsive liar) beentiisana ama waa liisku maaweeliyaa ama waa lagu maadsadaa.
Title: Fahan qofka beenalaha, kuna qabo beentiisa!