Fiska ft A Holland Aroos remix


«Fiska ft A Holland Aroos remix» Views: 24329 | Posted by: admin | On: 16-07-2009, 08:41| Comments: 52 |
 (Votes #: 329)
|
Fiska ft A Holland Aroos remix












Please Share «Fiska ft A Holland Aroos remix» With Friends

Screenshots

prev next

  • Submited by: admin
  • Song/ Album: Title: Fiska ft A Holland Aroos remix
  • Year:
  • Fanaan: Fiska Ft Abdi Holland
  • Category: Heeso
  • Link:

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #1
  • 16 July 2009 09:59
Afku been ma sheegee uurkaa ku taalaa ____0___

Ma dhisnaa aroos iyo guri aaynu leenahay ____0___

Afku been ma sheegee waa kuu ildarnahee ____0___

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #2
  • 20 July 2009 07:59
caleeeeeeeeeek abdi holand waa fanaan culus oo da yar caadi ma ahan

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #3
  • 23 July 2009 00:40
Hello i love musics send them to me ok

Thank you

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #4
  • 23 July 2009 08:09
good song

avatar

  • nada
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #5
  • 5 August 2009 15:54
wooooooooooooooooooooooooow

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #6
  • 6 August 2009 08:51
waaaaaaaw farxiyo fiski aad ayaad ucod macaan tahay afkaaga caadho qaboow lagu qabay

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #7
  • 9 August 2009 16:22
runtii aniga waa taageersanayahay farxiya fiska laakiin see ula xariir
qoftaas waa jaclahaay runtii farxiya fiska la dhaho
aniga ayada oo dhan ayaa jaclahay qofkii yaqaan ila soo xariirsiiya
waxaa ogahay in ay joogto uk un laakiin xariir kale ma hayo
tellkayga waa 254-721-814-739 qoftaas waa jaclahaya ayada oo dhan emailkayga waa xayr5@hotmail.com
qofka yaqaan fadlan ha ila soo xariirsiiyo waa loo baahan yahay
qof qaali ah weeye runtii ilove farxiya fiska

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #8
  • 11 August 2009 14:30
waan u codeeyay farxiyo waxaan aad ula dhacay codkeeda aadka u wanaagsan oo soo jiidashada leh lkn waxaa meesha aan ka marneeyn ooaan rabaa in aan u sheego dhamaan dadka taageero waxa loogu yeero fanka in eey tahay wax iska dhalnteeyd ama aan bari wax kuu gal.in ayadana lafteeda waxaan oran lahaay in eey ka fiirsato inta eey nooshahay waxa layiraahdo fanka ileeyn aduunyadaaan qofwalbo waa ku qasab in uu sahay horay u qaato sahaydana ma ahan mida eey hada ku jirto okey waa baabuu

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #9
  • 13 August 2009 04:21
waan idin wada salaamay

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #10
  • 13 August 2009 14:32
wooow codka ayaan layabay mansha allah

avatar

  • abay
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #11
  • 15 August 2009 00:02
hello i love this muisc send me

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #12
  • 28 August 2009 12:24
kkkkkgabadhu masuno gudaa aboowe heedaaba beerka iga qabtee cabdi iyo farxiya fiska soo barbaara cabdi holland alaha kaa dhigo mid masaajid ka adima sida sxb kaa sulfe, farxiyo fiska adna mid masjid dumar ka adinta oo dumar kale ku raaxeystan aadaan keda alaha kaa dhigo

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #13
  • 2 September 2009 08:55
salaan qaaliya walalayaal aroos wanaagsan labadii isku raaya ilaahay ha idinka dhigo labadii isku raaga allidinka dhigo

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #14
  • 11 September 2009 18:49
haye walaal

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #15
  • 14 September 2009 07:57
my unkil abdi holland woooow nice voice try and get with her shes the 1

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #16
  • 14 September 2009 17:20
MASHA ALAAH AAD AYA U COD MACAANTAHAY FARXIYA WAXAAN KU DHIHI LAHAA FAALO ABWAAN FIIRO DAD WEEYNE FANAAN HEESAY QOFTII UGU FIICNEEYD BAA TAHAY FARXIYA FIRAASHKIIWACNAA IYO JANADII FARDOOWSA FAATAXO KUGU MARAYE

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #17
  • 21 September 2009 18:22
waar heestan waa noocii lagu qayili jirey niyow

avatar

  • hinda
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #18
  • 29 September 2009 09:53
wwwwwwwwwww yasalaaaaaaaam madhisna aroos iyo aqaleynu lee nahay

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #19
  • 4 October 2009 18:12
wooooooooooooooooooooooooooooooooooooooo
oooooooooow i love this song farxiya fiska u are the best off the world<3<3<3<3<3<3

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #20
  • 8 October 2009 23:30
this song ishte bomb everytime i hear it i think of my boyfriend....i love it

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #21
  • 28 October 2009 04:19
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
w
Waa ka qeyliyey Caadi ma ahan kan aniga daran

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #22
  • 29 October 2009 09:33
caaadi maha runtii aad aan ula dhacay jacaylayl i gilisay xageeda

by qadar doxa
abaaaayo
dhabti aniga ayaba kaqaday
jaceel
heeta ah
aboowoow
ina abtoow
runtii
aniga
ayaba
kalgacal
igu
abuurtay
aad
ayaana
kaga helay
by qatar doha

avatar

  • Register: 9.11.2009
  • Posts: 0
  • Comment #23
  • 9 November 2009 17:36
su'aal dhamaan asxaabta heesaayaasha ayaga ma mucaashiqiinbaa mase mucaashiqiintee ka kabaan is dhaafsiga erayada macaan?
waxa aay aqriyaan ma wax ku dhacaybaa mase waa erayo loo fadhiistayoo la cusbeeyay si aay u gadmaan ama dadka usoo jiitaan?
intaa kaddib fiska waa u codeyay heesteeda wadaniga ah
DUUL WADA DHASHAA NAHAY DAL QUREEYNU WADA NAAL DABUUB IYO ORAAH QURA DAD IYO DAL SOOMAALI BAANU WADA NAHAY MAXAA LEESU DILAAYAA LEESU DABAR JARAAYAA ??? DAGAALADA SOOKEEYAHA YEEY DANI UGU JIRTAA ??? IN QABIILKU DULI YAHAY QABQABLUHU DIJAAL YAHAY SHACABKUNA IL DARAN YAHAY ALA MA CID BEEY KA DADANTAHAY DAA'IN IDINKU DHA...ARSHEE DIINTA SOO XASUUSTOO DANTA NABADA DOONA WAR DADKA NOLOL U RAADSHAAY
viva somalia , soomaaliya hanoolaato ilaahoow umadeena dhibaateysan dhibka ka dul qaad aamiin aaamiin aaamiin

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #24
  • 18 November 2009 06:05
farxiyo fiska aad bay u cud macaantahay
afkaada guslagu qaway.

avatar

  • pilot muahan
  • Guest
  • ICQ: --
  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #25
  • 19 November 2009 16:41
fiska ama farxiya codakaagan macani qur aan buu ku sii macanaan laha lakin waan ka xumahay walal quruxdada waxbo ku ma dhefin ninka ninkaga yusuf ladhahayo magaca qurxoon baa ilah kugu minestaya hadase waxad ku hadleysid miyad ka firsatay inta nacalad kugu dhaceyso war waa walashaa walasha ceb sidaa in lagu dhaho madoneysaa koley hadad cid tarbuyeysan ka soobixi lahed sidan mad u hadashen magaga qimahisa iyo sharftuu ilah sii haku ciyarin adiganeh toofiqda ilah haku waafajiyo

hi every one i like somalies songs but i can anderstood wat r they sing but um olso singer arbic and i lke oslo to viset to somalies web its amezzing how can get thgis web i was looking somali culture ingoogle but hard get emotional culture i hope somali wil came asime thaqafeh

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #26
  • 23 November 2009 13:28
way jirtaa heesta iyo codkeeduba waana nice loo noqon maayo

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #27
  • 23 November 2009 14:23
alley lahee magaciin hajiro waa 2bo fanaan oo aan kala dhicin

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #28
  • 8 December 2009 08:50
marka hore waan ku salamay fiska codkaaga waa jiryay Allaha hakuu siyaadiyo hadii leesku dooran lahay boqorada codka aniga waan kuugu shubi lahay cod keeda, linsha Allah mar mar ayaa lagari doonaa . waxan kuu sheegi lahay inaa dadka aad ku booriso heeso waddaniyad ah kheer ayaan kuu rajeenaa

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #29
  • 13 December 2009 16:39
maashaalaah aniga waxaan ahay gawar soomali aan dhageesaneenin heesaha soomali marka ma aqaano waxaan ku dhashay saudiya waa marka iigu horeesay aan arko hees soomali aan ka dib dhacay waaw waxaadba iiga yeesheen in aan heeso soomali aan raadiyo sii aan helo heeso i cajabiyaaaa waxaan idin leeahay alaha haa idin xafidoo

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #30
  • 23 December 2009 06:08
as/c marka hor waa yuusuf waxaan cafis waydiisanayaa allaah subxaana watacaalaa
in uu iga cafiyo aflagaadada aan ugeestay gawadha muslimada ah am aan iraah do dhamaan hablaha muslimiinta ah gaar ahaan walaashey farxiyo fiska in ay iska key cafoso
waxaan kacudur daaranayaa cayda oo ay ka ahasatay naftey da iyo sheeydaan.

Add Comments

Only members can leave a comment about the song or write a review on it. Dadka iska diiwan geliyey oo klaiya ayaa faalo ka bixin kara oo kaliya. Hadii adan iska diiwan gelin riix halkaan si aad iskaaga diiwan gelisaa

Navigation Menu
Top Songs
This section will help you to quickly find new songs that are to be published very soon.
Advertising