Abdow Aramram


«Abdow Aramram» Views: 4326 | Posted by: admin | On: 17-05-2009, 05:49| Comments: 3 |
 (Votes #: 4)
|
Heesaha Abdow AramramAbdow Aramram









Abdow Aramram Canabeey
Abdow Aramram Dhaxantii
Abdow Aramram Gaad Garuun
Abdow Aramram Gogol Dhig
Abdow Aramram Manaceelow
Abdow Aramram Warsan
Abdow Aramram Wejiyaal


Please Share «Abdow Aramram» With Friends

Screenshots

prev next

  • Submited by: admin
  • Song/ Album: Title: Abdow Aramram
  • Year:
  • Fanaan: Abdoow aMaraan
  • Category: Heeso
  • Link:

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #1
  • 6 August 2009 08:12
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw caadi ma aha am

dhabtii waxaabat moodaa ninkan heesahiisa qaar inuu anigasi toos ah iigu abaarayo caadi matihit sxb canabeey dartaa ceesh waan ka go eeeeeee !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #2
  • 1 November 2009 09:29
waxaan rabaa hesahaati o xul ah iyo sawiradaada

avatar

  • Register: --
  • Posts: 0
  • Comment #3
  • 5 December 2009 01:03
asc salanta islamka ka dib hanbalyo abdow aramram .
waxan ahay wiil reer jowhar ah waxana deris ahey aay maano celow alle ha u naxariiste ruti waxaan aad u soo xasuustaa baladkii buuno barawe markaan heesahaaga dhageesto ninyahow caadi ma tahid runtii waxaan goob jooge ka ahaa albumkii ay soo saareen kooxda riisa ee uu jinjeerow madaxda u ahaa kaas oo ay ku soo saare faham qaldan oo ahaa yaa maagay aay maana ceelow markii dabena ay ogaadeen in aad muujiheysay aay maano ceelow aadan maagin waxaa ku u qaaday magac aan aad u xasuusano anan ilobi karin runtii wax badan ayaan muufada ay maano ceelow cunay oo aad si fiican u ogtahay hadii aad soo xasuusatana laga yaabaa inuu dhareerka ka so dhibco kkkkkk. kaftankii rerbuundo.
sxb aniga iyo dhalanyaro badan oo reer jowhar ah kuna nool dalka netherlan hawada kuu soo marineynaa salaan aad u diiran soona bari abwaan bye bye

Add Comments

Only members can leave a comment about the song or write a review on it. Dadka iska diiwan geliyey oo klaiya ayaa faalo ka bixin kara oo kaliya. Hadii adan iska diiwan gelin riix halkaan si aad iskaaga diiwan gelisaa

Navigation Menu
Top Songs
This section will help you to quickly find new songs that are to be published very soon.
Advertising